Garoowe ( Raxanreeb ) Madaxwayne Deni oo shaaciyay fulinta 11 qodob oo ay saluuugsanayeen urur siyaasadeedyada Puntland.
Qoraal ka soo baxay Xafiiska Madaxwayne Saciid Deni ayaa lagu sheegay in dhammaan la xallin doono cabashooyinka ka yimid soohdimaha degmooyinka ka hor inta aan la bilaabin diiwan-gelinta cod-bixiyaasha .
Waxa sidoo kale lagu xusay warkan in qa qabsoomida muddaysan ay tahay shanta bisha kowaad ee sannadka cusub 2023 taas oo qayb ka ahayd tabashooyinka ay qabeen ururrada siyaasadda Puntland.


Leave a Reply