Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska Liz Truss oo is casishay

Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska Liz Truss oo is casishay

Liz Truss, oo ah ra’iisal wasaaraha Ingiriiska, ayaa iska casishay jagadaasi.

Liz, ayaa sheegtay inay la kulantay 1,922 xubnood, iyo guddoomiyihii guddiga Sir Graham Brady maanta.

Dhamaan dadkani, ayaa waxay isku raaceen in todobaadka soo socda ay dhacdo doorashada hoggaanka.

Waxey intaa ku dareen inay sii hayn doonto xilka ra’iisul wasaaraha inta laga dooranayo qofka bedeli doona.

Truss ayaa sheegtay in aysan qaban Karin waxyaabaha horyaalla ee loo doortay.

Tobaneeyo wariyeyaal ayey ka hor sheegtay inay xafiiska timid, xilli ay jirto “xasilooni darro dhaqaale iyo mid caalami ah”.

Leave a Reply

Your email address will not be published.