Safiiradda Dowladda Soomaaliya oo si deg deg ah loogu yeeray Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb )  War ka soo baxay maanta oo sabti ah Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa amar lagu siiyay in dalka ay yimaadaan qaar ka mid ah safiirada dalalka Caalamka.

Warqada Wasaaradda ayaa lagu sheegay in ujeedka uu yahay wada- tashi  Dowladda ay la samaynayso safiiradeeda isla markaana loo dhiibayo fariin Dowladda ay gaarsiinayso Caalamka

Warqadda oo ku taariikheysan 2-da March 2023, loona diray safaraadda Qatar ee Muqdisho, ayaa lagu sheegay in Cabdirisaaq Taano loogu yeeray arrimo wada-tashi, oo aan la shaacin waxa ay yihiin

Leave a Reply

Your email address will not be published.