Senator Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykan oo gaartay Garoowe.

Senator Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykan oo gaartay Garoowe.

Garowe (Raxanreeb ) Senator Ilhaan Cumar oo katirsan Congress-ka Mareykan oo maanta gaartay Magaalada Garoowe ee Puntland.

Ku Simaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Hon. Abdiaziz Abdullahi Osman oo ay wehliyaan masuulyiinta ka tirsan Goleyaasha Dawladda, Dadweyne fara badan ayaa Airporka Gen. Mohamed Abshir ku soo dhaweeyay Senator Ilhan Omar oo ka mid ah Congress-ka Mareykanka oo booqasho rasmi ah uga bilaabtay caasimadda.

Waddooyinka waa weyn ee caasimadda ayaa waxaa isugu soo baxay dadweyne fara badan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.