Daaru-salaam ( Raxanreeb Online) Seyga madaxweynaha Tanzania oo geeriyooday Seyga Madaxweyne Samia Suluhu Hassan, Hafidh Ameir Hassan, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 7-da Sebtembar 2026 geeriyooday.
Sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu maanta soo saaray Madaxweyne-ku-xigeenka Tanzania, Deogratius Ndejembi,
Hafidh ayaa daaweyn ugu jiray Isbitaalka Emilio Mzena Memorial ee Zanzibar. Hafidh ayaa waxaa laga daaweynayay xaalad dhanka wadnaha ah, isagoo geeriyooday abbaaro 8:00-kii subaxnimo.
Diyaarinta aaska ayaa ka socota deegaanka Kizimkazi ee Zanzibar.

Leave a Reply