Shirar siyaasadeed ka socda magaalada Garoowe ee Puntland

Shirar siyaasadeed ka socda magaalada Garoowe ee Puntland

Garoowe (Raxanreeb ) Shirar looga hadlayo arrimaha doorashooyinka Puntland ayaa tan iyo xalay ka socda magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntaland

Shirarkan ayaa dhamaantooda siyaabo kala duwan u lahaa xubnaha mucaaradka kuwaas oo doonaya in doorashada Puntland ay ku dhacdo waqtigeeda.

Sida aan helayno xogaha aan ka helayno magaalada Garoowe hoggaamiyaasha xisbiyada ayaa aad u doonaya in la qaado talaabooyin ka dhan ah Madaxwaynaha waqtiga uu ka dhacayo ee Saciid Cabdullaahi Deni.

Deni ayaa lagu eedaynayaa inuu qaaday tan iyo intii xukunka uu joogay talaabooyin aan la mahdin oo waxyeelo gaarsiiyay hanaanka maamul ee deegaanada maamulkaas.

Shirarkan ayaa waayadanba waxay ahaaayeen kuwa is daba joog ah oo looga hadlayay xaalada deegaanada maamulka Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published.