Shirkii Baydhabo oo Warmurtiyeed laga soo saaray & Puntland oo ka maqan

Muqdisho (Raxanreeb ) Shir laba maalin ka socday magaalada Baydhabo  ee madaxda maamul goboleedyada iyo Dowladda Soomaaliya ayaa caawa la soo gaba- gabeeyay.

Shirkan waxaa laga soo soo saaeeat dhawr qodob oo ay  ka doodayeen xubnahan intii ay ku sugnayeen magaalada Baydhabo.

Saxiixa qodobada waxaa ka maqan Dowlad- goboleedka Puntland oo aan isku wanaagsanayn Dowladda Dhexe ee Soomaaliya

Sida ku cad war-murtiyeedka shirka laga soo saaray, madaxda ayaa ka heshiisay Federaaleynta maaliyada dalka, dimoqraadiyadeynta iyo doorashada, dhameyatirka heshiiska qaab dhismeedka amniga qaranka iyo arrimo kale.

Golaha ayaa ka dooday arrimaha doorashooyinka, gaar ahaan in dalka doorasho qof iyo cod ah, waxaana Goluhu isku raacay in gorfeynta arrimaha doorashooyinka lagu dhameystiro kulanka xiga oo dhici doona May 2023.

HOOS KA AKHRISO :

Leave a Reply

Your email address will not be published.