Xanibaad safar oo lagu soo ragay Maareeyaha Hay’adda duulista Rayidka.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa ammar ay soo saaraty waxaa lagu sheegay in xayiraad dhanka safarka ah lagu soo rogay maareeyaha hay’adda duulista rayidka Axmed Macallin Xasan.

Maxkamadda ayaa sheegtay in ay horey u soo saartay xukun loo sameeyey mid ka mid ah howl-wadeenada hay’adda taas oo ah Gabar lagu magacaabo Fatxi Xasan Daahir.

Maareeyaha Hay’adda ayaa dhagaha ka furaystay fulinta ammarka maxkmadda taasi ayaana keentay in ay maxkmadda ay xayiraad dhanka safarka ah ku soo rogto maareeyaha.

HOOS KA AKHRISO :

Leave a Reply

Your email address will not be published.