Xeer ilaalinta oo difaacday in markale la soo xiro Abdalla Muumin

Xeer ilaalinta oo difaacday in markale la soo xiro  Abdalla Muumin

Muqdisho (Raxanreeb ) Xafiiska Xeer-ilaalinta Soomaaliya oo qoraal kasoo saarey kiiska Cabdalla Axmed Muumin ayaa difaacay xariga xoghayaha ururka SJS Abdalla Muumin

 Waxa ay ku  tilmaantay “baxsad”. Saraakiisha sii deysay ayuu tibaaxay in baaris ay ku socoto kiiskana uusan ahayn mid khuseeya arrin saxaafadeed.

Xoghayaha SJS Abdalla Axmed muumin ayaa todobaad ka hor  ciidan ka tirsan Dowladda wax ay ku weerareen si sharci darra ah Hotel ku – yaala magaalada Muqdisho.

Hoos ka aqriso

Leave a Reply

Your email address will not be published.