Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shalay booqday taliska 54-aad ee ciidamada difaaca Puntland, halkaasi oo uu kulan kula yeeshay taliska ciidamada difaaca
Month: September 2022
Taliye Biixi oo sheegay dhacdooyinka naxdinta leh ee Al-Shabaab ay sameeyeen
Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa xogo cusub ka bixiyey dagaalladii ugu dambeeyey ee Al-Shabaab looga saaray deegaannadii ay sannadaha badan maamulayeen
WAXA CUSUB :Qaraxyo lagu aasay waddooyin muhiim ah oo la soo saaray.
Waddadan ayaa inta badan waxa ay halbowle u tahay ciidanka...
Generaal Odawaa ”45 Al- Shabaab ah ayaan dilnay maanta keliya”
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa Warbaahinta...
RW Xamse oo Kulan La Qaatay Guddi Hoosaadka Golaha Wasiirrada
Kulanka ayaa waxaa lagu soo bandhigay qaabka dhismeedka guddi hoosaadka iyo...
Booliska ”Gacanta lagu hayaa qofkii ka danbeeyay dilka gabar caruusad ahayd”
"Waxaan doonayaa in xaqa gabadhayda Dowladda ay isoo dhiciso '' ..
Boosaso: Maydka Laba Caruur ah oo maanta laga helay xeebta
Ehelada caruurta ayaa sheegay in keliya ay ka war heleen markii ....
Xasan Sheekh oo jawaab ka bixiyay hadalkii Shidaalka ee Puntland
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Uk ayaa ka jawaabay hadalkii dhawaan kasoo yeeray dowlad-goboleedka Puntland, kaasi oo diidmo uga muujiyeen dhaq-dhaqaaqyada la xiriira shidaalka Soomaaliya ee ay waddo dowladda federaalka
Madaxwayne Xasan Sheekh oo ka qayb galaya aaska Queen Elizabeth II
Ujeedka Madaxwaynaha ee UK ayaa ah sidii
Ciidamada DF oo la wareegay deegaanno badan oo katirsan Hiiraan
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaano dhowr ah oo kuyalla Gobolka Hiiraan, kaidb dagaalo ka dhacay
