Dowlad Goboleedka Puntland ayaa heegan buuxa geliyay Ciidamada kala duwan ee Maamulkaas gaar ahaan kuwa daraawiishta ee ku sugan Gobolka Bari, kuwaas oo dhawan la filayo in dhulka Buuraleyda ah ay ka billaabaan howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacish
Day: October 25, 2022
Home » Archives for October 25, 2022 » Page 2
Post
October 25, 2022October 25, 2022Warar
Halkuu marayaa dagaal beeleedka ka socda Gobolka Blue Nile Sudan ?
Sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ahi, iska horimaadkan ay ku dhaawacmeen boqolaal kale, iyada oo ay ku barakaceen kumanaan qof oo ku noolaa degaankaas
Post
October 25, 2022October 25, 2022Warar
Puntland oo u xilsaartay guddi ka hortaga cudurrada ka dhalan kara Fathaadda
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawlad goboleedka Puntland Dr Jaamac Faarax Xasan ayaa magacaabay guddi maamulkaa Gobolka, degmada Qardho iyo Maamulka caafimaadka gobolka Karkaar kala shaqayn doona ka hortagga cudurrada ka dillaaca daadadka kaddib u magacaabay
Post
October 25, 2022October 25, 2022Warar
Dagaal Beeleed maalintii labaad ka socda Shabeellaha Dhex.
Beelahan dagaalamaya ayaa isku haya , arrimo la xiriirta lahaasho dhuil iyo daaqsiin sida ay ku warameen dadka deegaanka oo warbaahinta la hadlay.