Day: February 5, 2024

Home » Archives for February 5, 2024
Nin  Xaaskiisa  dhawaan ku gubay magaalada Muqdisho  oo gacanta lagu dhigay.
Post

Nin  Xaaskiisa  dhawaan ku gubay magaalada Muqdisho  oo gacanta lagu dhigay.

Muqdisho (Raxanreeb )  Booliska Soomaaliya oo si rasmi ah u shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen ninkii nolosha ku gubay xaaskiisa ee eedeysane Sayid -Cali Macalin Daa’uud. Sidoo kale waxaa lala qabtay laba eedeysane oo kale oo gacan ku siinayay in uu cadaalada ka baxsado. Eedeysanaha ayaa ku dhuumaalysanayay dhul ballaaran oo isku xira Gobolada...

Xildhibaanada ma waxay diidan yihiin go’aanada madasha wadatashiga Qaran ?
Post

Xildhibaanada ma waxay diidan yihiin go’aanada madasha wadatashiga Qaran ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Xildhibaanada Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliay ayaa maanta oo Isniin ah waxa ay kulan adag ka yeesheen arrimaha masiiriga ee dalka. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay Kalfadhiga 4-aad Kulankiisa 15-aad ee Golaha Shacabka. Waxaana kulanka goob joog ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka Kowaad...

PUNTLAND  : Koox  burcad badeed ah oo gacanta lagu dhigay.
Post

PUNTLAND  : Koox  burcad badeed ah oo gacanta lagu dhigay.

Garoowe (Raxanreeb )  Koox   la rumaysan yahay in ay ka tirsan yihiin kooxaha burcadbadeeda Soomaalida ayaa lagu soo waramayaa in gacanta lagu dhigay kuwaas oo qorshaynayay in ay fuliyaan weeraro. Howlgal ay fuliyeen ciidanka ayaa la sheegay in  gacanta ay ku soo dhigeen kooxdan oo  hubaysanaa hub fudfudud iyo kuwo  culus sida ay sheegeen saraakiisha...

NABADOON , caan ah oo Muqdisho lagu dilay & shaqsiyaad loo hayo.
Post

NABADOON , caan ah oo Muqdisho lagu dilay & shaqsiyaad loo hayo.

Muqdisho (Raxanreeb ) Koox hubaysan ayaa maanta degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ku toogtay nabadoon caan ka ahaa magaalada Muqdisho. Koox  hubeysan ayaa toogtay Nabadoon Muuse Harun Aadan (Muuse Maquuni) oo katirsan wax-garadka beesha Gaaljecel, waxaana nabadoonka lagu dilay xaafad katirsan degmada Dayniile. Dilka ka dib waxaa goobta isaga baxsay kooxdii weerarkan fulisay waxaana maydka...

Madaxweynihii Namibia oo u geeriyooday xanuunka Kansarka.
Post

Madaxweynihii Namibia oo u geeriyooday xanuunka Kansarka.

Namibia (Raxanreeb ) Madaxweynaha dalka Namibia Hage Geingob ayaa ku geeriyooday isbitaalka Lady Pohamba ee caasimadda Windhoek halkaas oo lagu daweynayay. Hagr ayaa geeriyooday isaga oo da’diisu tahay 82 jir, dalkaan ayuu soo hoggaaminayay tan iyo markii uu qaatay xoriyaddiisa sanadakii 1990-kii uu dal noqday. Geeridiisa waxa ku dhawaaqay Madaxweyne Kuxigeenka wadankaasi Nangolo Mbumba, wuxuu...

Xamaas oo meel adag ka istaagtay xabad joojin ka dhaqangasha GAZA.
Post

Xamaas oo meel adag ka istaagtay xabad joojin ka dhaqangasha GAZA.

Gaza (Raxanreeb )  In mudda ahba waxaa socotay waan – waan lagu doonayay in xabad  joojin ay ka dhaqan gasho marinka GAZA halkaas oo   ay ka sii socdaan dueymaha Israa’il ay ku beegsanayaan dadka rayidka ah. Waan-waantan waxa ay ka socotay magaalada Paris ee dalka Faransiiska , halkaas oo dalalka reer Galbeedka ay ka wadeen...

Ciidan mushaar la’aan ugu baxay deegaano ay kala wareegeen AS.
Post

Ciidan mushaar la’aan ugu baxay deegaano ay kala wareegeen AS.

Ceelbuur (KAAB ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa  bilaabay inay dib ugu  soo baxaan deegaano badan oo ka mid ah gobolka galgaduud ee bartamaha dalka. Deegaanada ciidanka Dowladda ay isaga baxeen waxaa ka mid ah degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud halkaas oo ka mid ah  deegaanadii ciidanka ay kala wareegeen kooxda Al- Shabaab . Ciidanka ayaa...