Day: February 10, 2024

Golaha shacabka oo meelmariyay seddax hindise sharciyeed.
Post

Golaha shacabka oo meelmariyay seddax hindise sharciyeed.

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Sabti xildhibaanada Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa meel mariyay seddax hindise sharciyeed oo la sheegay in ay ahaayeen kuwa hore loo soo gudbiyay. Waxa  ku jira hidisayaasha maanta xildhibaanada ay meel mariyeen hay’adda xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed, oo horey usoo meel mariyeen golaha wasiirrada Soomaaliya. Talaabadan  Golaha shacabka ee Soomaaliya waxaa...

Wasiirka  arrimaha dibadda  K.Afrika ‘’Waxaa  ii hanjaba sirdoonka Israa’iil’.
Post

Wasiirka  arrimaha dibadda  K.Afrika ‘’Waxaa  ii hanjaba sirdoonka Israa’iil’.

Capetown (Raxanreeb ) Wasiirka arrimaha dibadda ee Koonfur Afrika Naledi Pandor ayaa sheegtay sirdoonka Israa’iil ay kala kumayso cabsi gelin joogto ah. Arintan waxa ay ka danbeysay markii maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) ay Dowladadeed u gudbisay Xasuuqa Yahuuda ay ku hayaan Shacabka Falastiiniyiinta. “Wakiillada Israa’iil iyo sirdoonkoodu, [tani] waa waxa ay samaynayaan, waxayna...

Dowladda oo weerari karta waqti kasta dadka degan Saybiyaano , Muqdisho.
Post

Dowladda oo weerari karta waqti kasta dadka degan Saybiyaano , Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda  Soomaaliya ayaa qorshaysanaysa weerar ay ku qaadeen xaafadaha Saybiyaano halkaa soo ay degan yihiin Qoysas aad u  fara badan soddankii sanno ee la soo dhaafay. Dad degan xaafadaha  Dowladda ay doonayso ayaa sheegaya in ay soo wajahday  cabsi la xiriirta suurtagalnimada  in ciidanka ay soo qaadeen weeerar ay ku doonayaan in...

Netanyahu oo ku adkaysanaya in la weeraro Rafax
Post

Netanyahu oo ku adkaysanaya in la weeraro Rafax

Ra'iisal wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu ayaa Jimcihii sheegay inuu ku amray milateriga dalkiisu inay diyaariyaan qorshe dadka rayidka ah looga daadguraynayo magaalada Rafax ee ku taalla dhinaca koonfureed ee marinka Qaza, xilli ay ciidamada Israa'iil isu diyaarinayaan inay hawlgal dhinaca dhulka ah ka fuliyaan magaaladaas.