Day: February 22, 2024

Home » Archives for February 22, 2024
FALCELIN: Turkiga  oo heshiis difaac la galay marqura Somalia Itoobiya & Jabuuti.
Post

FALCELIN: Turkiga  oo heshiis difaac la galay marqura Somalia Itoobiya & Jabuuti.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Turkiga heshiis difaac iyo Iskaashi dhaqaale ayey la wada galeen Itoobiya, Soomaaliya iyo Jabuuti. Dawladaha danahooda istiraajiga ah ayaa haga, halka ay ugu badiso ayeyna ka dheefsadaan. Caadifad, qiiro iyo niyad wanaag wax badan kuma dhisaan. Waxaan xusuustaa iyadoo madaxdii talada dalka iskaga danbaysay na leeyihiin Itoobiya tii hore ee aad...

GAZA : Duqeymo hor leh oo ka dhacay & xaaladda oo  ka sii xumaanaysa.
Post

GAZA : Duqeymo hor leh oo ka dhacay & xaaladda oo  ka sii xumaanaysa.

GAZA (Raxanreeb )- Marinka Gaza waxaa sii kordhaya duqeymaha halkaas ay ka fulinayaan ciidanka  Yahuuda  halkaas oo si maalinla ah ay ugu dhimanayaan dad shacab ah oo u badan Falastiniin. Waxaa lagu soo waramayaa in Israa’iil ay  xoojisay duqeymaha ay ka waddo degmada Rafah ee koonfurta Marinka Gaza, halkaas oo ay ku dhinteen 12 xubnood...

Ganacsade la  afduubtay oo–maydkiisa la helay
Post

Ganacsade la  afduubtay oo–maydkiisa la helay

Muqdisho (Raxanreeb )-  Wiil dhallinayaro oo ganacsade ahaa  kaas oo la sheegay in laga afduubtay magaalada Muqdisho ayaa maydkiisa la helay. Ninkan dhallinyarada ah ayaa lagu magacaabayay AUN Abuukar Ahmed kaas oo deganaa degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ninkan maydkiisa laga helay deegaanka Garasblay halkaas oo la saadaalinayo in...

SAWIRKA: Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.
Post

Ganacsigii Suuqa Islii ee magaalada Nairobi oo albaabada loo laabay.

Nairobi (Raxanreeb )- Soomaalida ku nool xaafada Islii ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegay in maanta oo Khamiis ay xireen goobaha ganacsiga. Waxa ay ka danbeysay ka dib markii suuqa howlgal fataashaad ah ay ka bilabeen ciidanka Kenya . Ciidanka ayaa raadinaya caanaha booraha oo sharci darra ay tahay in dalkaas looga ganacsado...

Macallin todobaad ka hor  lagu dilay MUQDISHO oo la aasay.
Post

Macallin todobaad ka hor  lagu dilay MUQDISHO oo la aasay.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Waxaa magaalada Muqdisho lagu aasay Alaha u naxariistee , Macallin Cabdiraxmaan Macaloow Abiikar oo uu dhowaan iskuulka Sidii ku dhex dilay arday hore oo iskuulkaas dhigan jiray. Meydka macalinka oo loo raadinayay caddaalad ayaa isbuuc ka badan ku jiray filinjeer, waxa ayna eheladiisa horrey u sheegeen in meydka macalinka aan la...

Post

Turkey’s KAAN fighter jet conducts first flight

Turkey’s KAAN, its first national combat aircraft, completed its first flight on Wednesday, part of the country’s efforts to upgrade its air force. NATO member Turkey launched its TF-X project to produce a national combat aircraft in 2016. Turkish aerospace firm TUSAS signed a deal with Britain’s BAE Systems (BAES.L), opens new tab worth $125...

Venezuela:  in ka 14 oo  ku geeriyootay  god dahabka laga qado.
Post

Venezuela:  in ka 14 oo  ku geeriyootay  god dahabka laga qado.

Venezuela (Raxanreeb ) –Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya  khasaaraha  ka dhashay  god dahabka laga qaado Venezuela uu ku dumay shaqaalo  halkaas ku jiray , waxaana ilaa iyo hadda la xaqiijiyay in ay ku dhinteen 14- qof . Waxa warkan warbaahinta u xaqiijiyay saraakiil  gurmad ah  Venezuela ah  kuwaas goobta  u gaaray in dad...