Day: February 28, 2024

Home » Archives for February 28, 2024
FAALLO laga bixiyay ficilkii Abiy & Ruto ‘’Ku dhac iyo Hab’’.
Post

FAALLO laga bixiyay ficilkii Abiy & Ruto ‘’Ku dhac iyo Hab’’.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Dhalinyarada ayaa marka ay wax isla fahmaan isticmaalo Salaan dhalinyaro oo loo yaqaan “ku dhac” taa oo Gacmaha la is taabsiiyo, waa Salaan xeeladeed is faham, badanaa khuseesyo Qof saddaxaad oo Goobta ka maqan. Hadda Madaxweynaha Kenya iyo Abi Axmed ayaa isku salaamay “Ku dhac”. Waxaana la sheegayaa in Madaxweynaha Kenya...

RW Xamse Cabdi ‘’ Waxaa dhibaato ba’an nagu haya Social Media ‘’.
Post

RW Xamse Cabdi ‘’ Waxaa dhibaato ba’an nagu haya Social Media ‘’.

Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in ay  jiraan dad badan oo Soomaaliyeed oo ku sugan dalka dibadiisa oo dhibaato ku haya bulshada ku nool gudaha dalka. Waxa uu sheegay in dhibaatada baraha bulshada in saamayntooda laga dareemayo gudaha dalka oo  si aad ah u kicinayaan bulshada Soomaaliyeed loona baahan yahay...

WARCUSUB : Askar ka tirsan Dowladda  lagu dilay duleedka Muqdisho
Post

WARCUSUB : Askar ka tirsan Dowladda  lagu dilay duleedka Muqdisho

Ceelasha Biyaha (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya askar ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo  lagu dilay duleedka magaalad Muqdisho halkaas oo howlgalo ay ka soconayaan. Dilka askartan ayaa ka dabeysay ka dib markii qarax lagula eegtay deegaanka Ceelasha Biyaha halkaas oo sidoo kale ay ku dhaawacmeen askar kale oo dowladda ah. Inta...

Yuusuf  Garaad ‘’Luul  & Dahable waa inay helaan cadaalad lagana sugaa Garsoorka ‘’.
Post

Yuusuf  Garaad ‘’Luul  & Dahable waa inay helaan cadaalad lagana sugaa Garsoorka ‘’.

Muqdisho (Raxanreeb )- Laba kiis oo murugo badan oo labaduba dhowaan ka dhacay Xamar, qabsadayna baraha bulshada, ayaa dareenkeyga taabtay, in badan aan ka fekeray, iguna dhaliyay in aan qoro sadarradaan. Waa kiiska Marxuum Cabdinaasir Muuse Cabiraxmaan Dahable iyo kiiska Marxuumad Luul Cabdicasiis Maxamed. Labada kiis mid baaritaan ayaa socda oo booliiska iyo xeer ilaalinta...

Mareykanka maku  guulaysan doonaa isu keenista Somaaliya & Itoobiya ?
Post

Mareykanka maku  guulaysan doonaa isu keenista Somaaliya & Itoobiya ?

Nairobi (Raxanreeb ) Dowladda Mareykanka ayaa doonaya markaan inuu isu keeno  madaxda dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo khilaafkooda uu gaaray meel khatar  ah. Dadaaladan  ayaa intooda badan waxay ka socdaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaas oo shir looga hadlay cimilada ay  ugu qayb galayaan madax badan oo Afrika ay oo ay ku jiraan kuwa...

GAROOWE : Dhismaha Golaha wasiirada oo isha lagu hayo.
Post

GAROOWE : Dhismaha Golaha wasiirada oo isha lagu hayo.

Garoowe (Raxanreeb )- Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu  soo waramayaa inuu soo gaba- gabeeyay la tashiyada ku saabsan sidii loo soo dhisi lahaa Golaha wasiirada maamulkaas. Wararka aan ka  helayno magaalada Garoowe ayaa sheegaya in madaxwayne Saciid Deni la filayaa inuu ku dhawaaqo xubnaha cusub ee Golaha wasiirada maamulkaas. Muddo ku...