Day: June 4, 2024

Home » Archives for June 4, 2024
Rag Puntland dil ka gaystay oo laga soo qabtay xadka Soomaaliya & Kenya.
Post

Rag Puntland dil ka gaystay oo laga soo qabtay xadka Soomaaliya & Kenya.

Muqdisho (Raxanreeb )- Taliska Ciidanka Booliska maamul goboleedka Jubaland ayaa shaaca ka qaaday  in ay gacanta ku soo dhigeen eedaysanayaan dil ka soo gaystay deegaano ka mid ah Puntland. Eedeysanayaashan ayaa la sheegay in ciidanka amniga Jubbaland ay ku soo qabteen xaduuda dalalka iyo Soomaaliya iyo  Itoobiya. Hay’adaha amniga Jubaland, gaar ahaan Taliska Qaybta Booliska...

Post

Strong evidence that Ethiopia committed genocide in Tigray war: Report

There is compelling evidence that Ethiopian forces committed genocidal acts during the Tigray war, a new report has concluded. Issued on Tuesday by the United States-based New Lines Institute, the 120-page draft quotes multiple, widespread and credible independent reports that Ethiopian forces and their allies carried out “acts constituting the crime of genocide” during the...

JUBALAND : Ciidanka Itoobiya dalka kama baxayaan.
Post

JUBALAND : Ciidanka Itoobiya dalka kama baxayaan.

Kismaayo (Raxanreeb )- Maamulka Jubaland ayaa walaac amni ka muujiyey in ciidanka Itoobiya ay ka baxaan Soomaaliya dhammaadka sannadkan. Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan yaa sheegay in haddii la saarayo Ciidamada Itoobiya ay u baahan tahay in Wada tashi laga yeesho “” Waa Xaalad adag arrintaasi tahay “xaalad adag Waxaa kaliya oo ka...

Xubno loo haystay musuq oo la sii daayay , mag dhaw ma heli doonaan ?
Post

Xubno loo haystay musuq oo la sii daayay , mag dhaw ma heli doonaan ?

Muqdisho (Raxanreeb )- Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa Cabdullahi Maxamed Cali iyo Maxamed Cadde Mukhtaar ku waysay dhammaan eedeymihii musuq maasuqa ee xafiiska xeer ilaalinta uu ku soo eedeeyay. Labadaan masuul ee dembiga lagu waayey ayaa horay u soo qabtay xilka Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxaana horay sidaan...