Day: June 11, 2024

Home » Archives for June 11, 2024
WARCUSUB | Muwaadiniin Mareykan oo lagu dilay Shiinaha & cida ka danbeysa.
Post

WARCUSUB | Muwaadiniin Mareykan oo lagu dilay Shiinaha & cida ka danbeysa.

China (Raxanreeb )- Afar macalin oo Mareykan ah oo wax ka dhiga jaamacad yar oo ku taal Magaalada jilin ee bariga Shiinaha ayaa tooray lagu weeraray sida ay warinayso warbaahinta dalka maraykanku, waxaana jira dhaawacyo soo gaaray. Mid kamida ehelada dhibanayaasha ayaa wakaalada wararka ee Reuters u sheegay in walaalkii uu ka mid ahaa dadka...

GAZA  : 9 Bil ka dib waxaa ka dhaqan –galaya xabad joojin.
Post

GAZA  : 9 Bil ka dib waxaa ka dhaqan –galaya xabad joojin.

New York (Raxanreeb )- Fadhi – Golaha ammaanka uu ka yeeshay xaaladda Marinka GAZA oo ay wali ka jiraan dhibaatooyin badan ayuu ku meel mariyay xabad  joojin , ka dhaqan  gasho  halkaas. Talabadan ayaa ka dhigan Golaha uu qaaday markii ugu horeysay ,  qaraar adag oo ka dhan ah dhinacyada mudada sagaalka bilood ku dagaalamay...

NUXUR : Maxaa ka soo baxay wada- hadalka Xasan Sheekh  Boqor Harald V.
Post

NUXUR : Maxaa ka soo baxay wada- hadalka Xasan Sheekh  Boqor Harald V.

Oslo (Raxanreeb )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qasriga boqortooyada Oslo kulan kula qaatay Boqorka Norway, Boqor Harald V, iyo dhaxal suge Haakon Magnus. Madaxweynaha iyo Boqorka ayaa ka wada hadlay xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Norway, iyagoo diiradda saaray iskaashiga labada dal ee dhinacyada horumarinta, dhaqaalaha,...

MALAWI : Diyaarad Sidday Madaxweynihii iyo 9Xubnood oo La Waayay.
Post

MALAWI : Diyaarad Sidday Madaxweynihii iyo 9Xubnood oo La Waayay.

Malawi (Raxanreeb )- Diyaarad siday madaxweyne ku xigeenka dalka Malawi Saulos Klaus Chilima iyo sagaal qof oo kale ayaa la waayay, Sida laga soo xigtay xafiiska madaxweynaha dalkaas, dadaallada lagu raadinayo diyaaradda ayaa socda. “Dhammaan dadaallada ay sameeyeen mas’uuliyiinta duulista si ay xiriir ula sameeyaan diyaaradda tan iyo markii ay ka baxday radar-ka waa ay...