Day: June 26, 2024

Home » Archives for June 26, 2024
Booliska oo gacanta ku dhigay askar rasaas adeegsaday 26-ka Juun.
Post

Booliska oo gacanta ku dhigay askar rasaas adeegsaday 26-ka Juun.

Muqdisho (Raxanreeb )-Howlgal ay sameeyeen Ciidanka Boliiska Gobalka Banaadir oo kaashanaya Hay,adaha amaanka Caasimadda ayaa soo xiray eedeysanayaal gaaraya 9 Askari oo ka kalatirsan Ciidammada Qalabka Sida. kuwaas oo jabiyay amarkii ahaay in aan laridikarin rasaas loogu dabaaldagayo maalmaha xoriyada. Waxaa socota baaris maadaama ayjiraan qasaaro ka dhashay xabadihii sharcidarada ahaay ee la riday xalay....

Wiil yar oo ku dhintay rasaastii dabaaldega 26 June
Post

Wiil yar oo ku dhintay rasaastii dabaaldega 26 June

Muqdisho: Cabdisalaam Cali Faarax oo ahaa wiil dhalinyaro ah ayaa ugeeriyooday rasaas kaga dhacday wadnaha, Rasaastan oo loogu dabaal dagayey 26 June. Rasaastan oo ugu tagtay xilli uu hurday Gurigiisa ayaa sababtay in uu geeriyoodo sida ay Warbaahinta usheegeen qoyskiisu. Alle ha unaxariisto. Dhacdadaan ayaa waxaa ay kusoo aadeysaa xilli taliska booliska Soomaaliyeed uu ku...

Dibad baxyada Kenya oo 22 qof ay ku dhinteen
Post

Dibad baxyada Kenya oo 22 qof ay ku dhinteen

22 qof ayaa Talaadadii ku dhintay dibad-baxyada Kenya, waxaa sidaas maanta sheegay urur u dooda xuquuqda aadanaha oo dowladda ay maal-geliso, kaasi oo wacad ku maray baaritaan lagu sameeyo wax uu ku qeexay “dhimashadii ugu badneyd ee mudaaharaadyo ka dhasha hal maalin.”

Madaxweynaha Kenya oo ka laabtay sharcigii carada dhaliyay
Post

Madaxweynaha Kenya oo ka laabtay sharcigii carada dhaliyay

Kenya ( Raxanreeb) Madaxweynaha Kenya William Ruto, ayaa ku dhaawaqay inuu ka laabtay Sharcigii Maaliyada ee Banaanbaxyada rabshadaha sababay ka dhaliyey Dalka Kenya isaga oo sheegay inuu u tanaasulay Shacabka Kenya. Ruto oo hadlay xili ay xaaladu faraha kasii baxayso ayaa u muuqda inuu badbaadiyey Dalkiisa isla markaana dhagaystay dareenka shacabka oo si adag uga...

Dowladda Soomaaliya oo laga bixiyay 36 Milyan oo deyn ku aheyd
Post

Dowladda Soomaaliya oo laga bixiyay 36 Milyan oo deyn ku aheyd

Muqdisho ( Raxanreeb) Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Vienna ee xarunta Wadanka Austria ayaa heshiis muhiim ah la saxiixday Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Caalamiga ah ee ururka OPEC Dr. Abdulhamid Alkhalifa xili uu goob joog ka ahaa heshiiska Dr. Mohamed Al-Jadaan oo ah Wasiirka Maaliyadda Dowladda...

GAROOWE :  Interpol oo Garoowe ka dejisay eedaysane halkaas dil ka gaystay.
Post

GAROOWE :  Interpol oo Garoowe ka dejisay eedaysane halkaas dil ka gaystay.

Garoowe (Raxanreeb )- Taliska Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ayaa maanta  Ka dejiyey magaalada Garoowe Eedeysanihii Maalin Kahor lagasoo Qabtey Dalka Kenya Hoggaanka Xiriirka Dibada  (Interpol) ee Boliiska Soomaaliyeed ayaa  Saaka Aruurtii Diyaar ku Qaadey. Eedeysane Gacan Ku dhiigle MAXAMED CUMAR  CIISE  ee Horey Dilka ugu Geysta Muwaadin soomaaliyeed oo lagu Magacaabo EX.MARXUUM MAXAMED AXMAD FAARAX  17-05-2024 ...

DAAWO : Warka Raxanreeb waxaa idinku haynaa qodobo muhiim ah oo gudaha & dibadda ah .
Post

DAAWO : Warka Raxanreeb waxaa idinku haynaa qodobo muhiim ah oo gudaha & dibadda ah .

Muqdsho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho waxaa ka qabsoomay munaasabada maalinta 26-ka Juun oo ku beegsan 64 sanno guuradii ka soo wareegatay markii Soomaaliya ay ka xorowday gumaystaha Ingiriiska. Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay waxaana waddooyinka la dhigay  ciidamo fara badan si ay u xaqiijiyaan amniga inta ay socoto munaasabadda. Madaxwaynaha Kenya ayaa sheegay...

SOOYAAL  :  Xuska 26-ka June, &   Taariikhda Maalintan ku astaysan  !
Post

SOOYAAL  :  Xuska 26-ka June, &   Taariikhda Maalintan ku astaysan  !

Muqdisho (Raxanreeb )-Waxaa Soomaaliya laga xusay 64 guurada xornimada gobollada waqooyi ee 26-ka June 1960-kii markaas oo calnka Soomaaliyeed markii ugu horeysay laga tagaay gayiga Soomaalidu degto, xilli ay aheyd dharaar siweyn loogu farxay 1960-kii. Munaasabad ma dhacay hoyga Xamar, waxaa xalay shacabka Soomaaliyeed kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Ra’isul Wasaaraha JFF, Ra’isul Wasaare ku...