Day: June 26, 2024

Galmudug oo Go’aan cusub kasoo saartay dagaal Beeleedyada
Post

Galmudug oo Go’aan cusub kasoo saartay dagaal Beeleedyada

Muqdisho (Raxanreeb) Madaxweyne Kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid iyo Safiirka Soomaaliya ee Dalka Kenya Jabril Ibraahim Cabdule ayaa Magaalada Nairobi uga qeybgalay Xuska Sanad guurada 26 June . Madaxweyne Kuxigeenka ayaa Khudbad uu ka Jeediyay munaasabaadaas ugu baaqay Soomaalida in ay Midoobaan gacmaha is qabsadan isna garab istaaagaan. Dhanka kale Madaxweyne Kuxigeenka Ali...

Dagaal xoogan oo ka dhacay Saldhigga Ciidamada Itoobiya ee duleedka Baydhabo
Post

Dagaal xoogan oo ka dhacay Saldhigga Ciidamada Itoobiya ee duleedka Baydhabo

Muqdisho ( Raxanreeb) Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan weerar Xubno ka tirsan dagaalamayaasha Ururka Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhiga Ciidamada Itoobiya ku leeyihiin degaanka Owdiinle oo hoostaga magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in Saldhiga Ciidamada Itoobiya ee Owdiinle laga weeraray dhowr jiho,iyada oo jugta hubka ay...

Ciidamada dowladda oo u daatay Saldhigyada Al-Shabaab Xubnana ka dilay
Post

Ciidamada dowladda oo u daatay Saldhigyada Al-Shabaab Xubnana ka dilay

Muqdisho: (Raxanreeb) Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa degaanka ee Macawiisleyda ayaa waaberigii hore ee saaka weerar ku qaaday farisiin xubno katirsan Kooxda Al-Shabaab ku leeyihiin Aaga degaanka Cali Candhoole ee duleedka degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud. Saraakiisha Ciidamada degaanka ayaa sheegay in Goobta ay weerareen ay isku aruursanayeen Al-Shabaab sidoo kalena ay ka difaacayeen...

William Ruto ‘’ Dadka mudaaharaadka Nairobi ka dhigay waa dembiilayaal ‘’.
Post

William Ruto ‘’ Dadka mudaaharaadka Nairobi ka dhigay waa dembiilayaal ‘’.

Kenya (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Kenya ayaa sheegay in muhiim ay tahay in la ilaaliyo nidaamka guud ahaan dalka Kenya isla markaana la joojiyo dibadbaxyada rabshadaha wata ee ka socda dalkaas. William Ruto ayaa ku tilmaamay dibadbaxyadii dhacay ee looga soo horjeeday canshuur kordhinta, aynu ku galeen baarlamaanka iyo xarumaha kale ee dowladda kuwo khiyaano qaran...

FARMAAJO ‘’Hala joojiyo dagaal beeleedyada dalka ka socda ‘’.
Post

FARMAAJO ‘’Hala joojiyo dagaal beeleedyada dalka ka socda ‘’.

Doha (Raxanreeb )- Madaxwaynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyada ka jira waqtigan meelo badan oo Soomaaliya. Hadalkan ayuu ku soo aaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hambalyada munaasabada maalmaha xoriyadda dalka oo si wayn ugu qabsoomay meelo badan oo dalka ah. Farmaajo ayaa sheegay in todabaadkan ay waajib...

Sawirro: Xasan Sheekh oo ka qeyb  galay munaasabadda 26-ka Juun
Post

Sawirro: Xasan Sheekh oo ka qeyb galay munaasabadda 26-ka Juun

Muqdisho (Raxanreeb) — Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay ka qeyb-galay munaasabadda 26-ka Juun oo ah maalinta xorriyadda gobollada Waqooyi ee Soomaaliya. Xasan Sheekh ayaa sheegay in ay adkeystaan shacabka Soomaaliyeed, islamarkaana ay u midoobaan midnimada iyo madaxbannaanidooda, isagoo sheegay in dowladdu ay ka go’antahat ilaalinta qaranimada iyo jiritaanka Soomaaliya. Madaxweyne Xasan...

Mareykanka oo ka walaacsan kororka kooxaha xagjirka.
Post

Mareykanka oo ka walaacsan kororka kooxaha xagjirka.

NewYork (Raxanreeb )- Kooxaha xagjirka ah ee rabshadaha wata ee la xiriira al-Qaida ayaa ku sii kordhaya baaxadda iyo saamaynta guud ahaan Afrika, taasoo kor u qaadaysa welwelka ah inay horumariyaan xeeladahooda, waxay weerari karaan Mareykanka ama xulufada reer Galbeedka. Mas’uuliyiinta difaaca iyo ciidamada Mareykanka ayaa sharaxay khataraha iyo welwelkooda ku saabsan xasilooni darrada sii...

Amar dowladda oo la jabiyay & rasaas badan oo Muqdisho ka dhacaysa.
Post

Amar dowladda oo la jabiyay & rasaas badan oo Muqdisho ka dhacaysa.

Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho waxaa ka qabsoomay munaasabada maalinta 26-ka Juun oo ku beegsan 64 sanno guuradii ka soo wareegatay markii Soomaaliya ay ka xorowday gumaystaha Ingiriiska. Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay waxaana waddooyinka la dhigay  ciidamo fara badan si ay u xaqiijiyaan amniga inta ay socoto munaasabadda. Taliska  ciidanka booliska Soomaaliyeed...