Month: June 2024

Warka Raxanreeb oo ku jira qodobo xasaasi ah oo  gudaha& dibadda.
Post

Warka Raxanreeb oo ku jira qodobo xasaasi ah oo  gudaha& dibadda.

Muqdisho (Raxanreeb )- Ardayda Dugsiyada sare ee dalka ayaa saaka u fariisanaya Imtixaanka shahaadiga ah oo ay qabanayso Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare Xukuumadda Soomaliya In ka badan 37-kun oo arday ayaa galaysa Imtixaanka, oo ka bilaabanaya xarumo ku yaalla Muqdisho, Galmudug, Koofur Galbeed, SCC Khaatumo, Hirshabeelle iyo Jubbaland, marka laga reebo Somaliland iyo...

SPAIN : Markab badbaadiyay in ka badan 68 qof oo tahriibayaal ah.
Post

SPAIN : Markab badbaadiyay in ka badan 68 qof oo tahriibayaal ah.

Spain  (Raxanreeb )- Sida ay sheegtay Warbaahinta dalka Spain Markab nooca dalxiiska ah ayaa badbaadiyay 68 qof oo tahriibayaal ah, kuwaas oo dooni ay la socdeen laga helay meel u dhaw jasiiradda Canary. Markabka ayaa sidoo kale helay meydadka shan qof oo ka mid ahaa muhaajiriinta. Wakaaladda Howlaha Badbaadinta Badda ee Dalka Spain ayaa warbixin...

Khaatumo  oo 33 sanno ka dib laga fadhiistay imtaxaanka Shahaadiga ee DFS.
Post

Khaatumo  oo 33 sanno ka dib laga fadhiistay imtaxaanka Shahaadiga ee DFS.

Laascanood (Raxanreeb )- Madaxweyne ku xigeenka maamulka Khaatumo iyo Masuuliyiinka kale ayaa 33 sano ka dib magaalada Laascaanood ka daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee ay qaadeyso Dowladda Federaalka Soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka Maamulka SSC-Khaatumo Dr Maxamed Cabdi Shiine, ayaa daahfurka Imtixaankan ku tilmaamay taariikhi ah oo deegaanadaas oo ay ku dhowaad 20 sano Soomaaliland maamulaysay...

HARGAYSA : Somaliland Imtaxaanka Qaranka oo la daah-furay.
Post

HARGAYSA : Somaliland Imtaxaanka Qaranka oo la daah-furay.

Hargaysa (Raxanreeb )- Madaxweynaha Somaliland oo Daah-furay Imtixaanka shahaadiga ee Dugsiyada Sare iyo Kuwa Hoose/dhexe Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay bilowga imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada Afraad ee dugsiyada sare iyo Siddeedaad ee dugsiyada Hoose Dhexe oo maanta dalka si rasmi ah uga bilaabmay. Imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada Afraad ee dugsiyada...

Galmudug oo tiri ‘’ Lama jari karo , dhirta si dhuxul loogu dhigto ‘’.
Post

Galmudug oo tiri ‘’ Lama jari karo , dhirta si dhuxul loogu dhigto ‘’.

Dhuusmareeb (Raxanreeb )- Maamulka Galmudug ayaa bilaabay in uu tilaabo ka qaado dadka sida sharci daro ah dhuxusha uga shida dhirta deegaanada gobolka Mudug ka dib markii dhawaan wareegto kasoo baxday lagu mamnuucay. Gudoomiyaha deegaanka Dowgaab ee gobolka Mudug Maxamed Axmed Sheekh Cusmaan iyo laamaha amniga deegaanka ayaa gubay qoryo si sharci daro ah looga...

Wararki ugu danbeeyay ee xaaladda Gaza
Post

Wararki ugu danbeeyay ee xaaladda Gaza

Ciidamada Isra’il ayaa duqeymo culus Jimcihi shalay ku garaacay deegaanno ka tirsan koofurta iyo bartamaha Marinka Gaza, halkaas oo ay ku dileen ugu yaraan 45 qof oo Falastiiniyiin ah, sida ay xaqiijiyeen goobjoogayaal iyo ilaha caafimaadka Gaza.

37-kun oo ardey oo u fariisanaysa Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga sare.
Post

37-kun oo ardey oo u fariisanaysa Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga sare.

Muqdisho (Raxanreeb )- Ardayda Dugsiyada sare ee dalka ayaa saaka u fariisanaya Imtixaanka shahaadiga ah oo ay qabanayso Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare Xukuumadda Soomaliya, kaas oo sanad waliba wasaaraddu qaado. In ka badan 37-kun oo arday ayaa galaysa Imtixaanka, oo ka bilaabanaya xarumo ku yaalla Muqdisho, Galmudug, Koofur Galbeed, SCC Khaatumo, Hirshabeelle iyo...

Veteran Journalist Narrowly Escapes Assassination Attempt in Mogadishu.
Post

Veteran Journalist Narrowly Escapes Assassination Attempt in Mogadishu.

Mogadishu ( Raxanreeb ) – Mogadishu, Somalia – In a disturbing incident, renowned Somali journalist Omar Ali Hassan survived an attempted murder in the capital city of Mogadishu. The attack took place on Thursday night in the Waberi district of Mogadishu. As witnesses told two gunman opened fire on him, unleashing two bullets at close...