Month: June 2024

Wada- shaqayn dhaxmarta AS & Xuutiyiinta oo khatar ku ah Soomaaliya.
Post

Wada- shaqayn dhaxmarta AS & Xuutiyiinta oo khatar ku ah Soomaaliya.

Muqdisho (Raxanreeb )- Kooxda Al-shabaab ayaa wax ka beddeshay dhammaan qorshahoodii shaqo ka dib guulihii ay gaareen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed labadii sano ee la soo dhaafay, taas oo looga saaray deegaanno iyo degmooyin badan. Kooxda ayaa hadda kooxda Xuutiyiinta kala shaqeynayaan sidii ay awoodooda u ballaarin lahaayeen, sida ay sheegeen saraakiisha sare ee difaaca...

FAAHFAAHIN : Dab guryo badan baa’biyay oo ka kacay Caabudwaaq.
Post

FAAHFAAHIN : Dab guryo badan baa’biyay oo ka kacay Caabudwaaq.

Caabudwaaq (Raxanreeb )- Sida ay sheegayaan warka imaanayaan gobolka Galgaduud dab xoog leh oo ka dhashey gaari booyad ah oo Shidaal sida ayaa ka kacay xaafad ka tirsan magaalada Caabudwaaq oo lagu magacaabo Koowda Luuliyo. Bulshada Xaafada ayaa isku soo baxay si ay dabkan u damiyaan, waxaana weli socda dadaalka lagu xakamaynayo, ayadoo aanay goobta...

“Qabsashada Baarlamanka”- Dibadbaxyo hareeyay Nairobi , Kenya.
Post

“Qabsashada Baarlamanka”- Dibadbaxyo hareeyay Nairobi , Kenya.

Nairobi (Raxanreeb )- Waddooyin badan oo magaalada Nairobi ee dalka Kenya maanta oo Talaada ah waxaa isugu soo baxay kumanaan qof kuwaas oo dhigayay dibadbaxyo  rabshado wata. Muwaadiniin Kenyan ah ayaa isugu soo baxay bannaanka baarlamanka maanta si ay uga mudaaharaadaan kordhinta canshuuraha muranka dhaliyay Ciidanka Booliska ayaa la arkayay iyaga oo  adeegsanaya  sunta dadka...

HADDA | Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu gubay Koonfur Afrika.
Post

HADDA | Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu gubay Koonfur Afrika.

Western Cape (Raxanreeb )- Wararka Raxanreeb uu ka helayo dalka Koonfue Afrika ayaa sheegaya  in halkaas lagu gubay muwaadiniin Soomaaliyeed sida ay sheegeen dadka ku nool dalkaas. Sida ay ku warameen goobjoogayaasha waxa ay ka dhacday dhacdadan  xaafad ka tirsan gobolka Western Cape ee dalkaasi, waxaana ku dhintay wiil Soomaaliyeed. Isla dhacdadan waxaa ku  dhaawacmeen...

DFS ‘’ AS badan ayaa la beegsaday  ‘’.
Post

DFS ‘’ AS badan ayaa la beegsaday  ‘’.

Muqdisho (Raxanreeb )- Ku dhowaad 30 xubnood oo ka tirsan ururka Alshabaab ayaa lagu dilay howlgal ay iska kaashadeen ciidanka xoogga dalka iyo saaxiibada caalamka, sida lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay dowladda Soomaaliya. howlgalka xubnahan lagu diley ayaa ka dhacay meel u dhow deegaanka Xuseen Cageey oo u dhaxeeya deegaannada Mesegawaay iyo iyo...

Amar adag oo ka soo baxay Taliska ciidanka Booliska +  Yuu ku wajahan yahay ?
Post

Amar adag oo ka soo baxay Taliska ciidanka Booliska +  Yuu ku wajahan yahay ?

Muqdisho (Raxanreeb )- War ka Soo baxay Taliska Guud Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir ayaa lagu yiri:- “Ciidanka Booliska Soomaaliyeed wuxuu ogaysiinayaan  shacabka  ku nool  caasimadda iyo hareeraheeda laga  bilaabo  maanta oo ay  taariikhada tahay  18-06-2024  aan la ogaleyn  Gaadiid bilaa  taariko ah  oo maraya wadooyiinka  Caasimadda. Fadlan muwaadin kala shaqee hay-adaha aminiga sidii loo sugi ...

In ku dhaw boqol qof oo ku geeriyootay Markab ku degay badda Maditerranian-ka
Post

In ku dhaw boqol qof oo ku geeriyootay Markab ku degay badda Maditerranian-ka

Roma (Raxanreeb )- 11 qof ayaa ku dhintay 64 kalena waa la la’yahay ka dib markii labo markab ay ku degeen Mediterranean-ka ee koonfurta dalka Talyaaniga, sida ay sheegtay hay’ad samafal oo Jarmalka laga leeyahay. ilaalada xeebaha Talyaaniga iyo hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa sidoo kale xaqiijiyay dhacdadan, ayadoo Kooxda Gargaarka Jarmalka ee gacanta ku haysa...

PUNTLAND : Hoggaamiye Burcadbeed ah oo 5 Milyan ka qaatay oo gacanta lagu dhigay.
Post

PUNTLAND : Hoggaamiye Burcadbeed ah oo 5 Milyan ka qaatay oo gacanta lagu dhigay.

Gaalkacyo (Raxanreeb )- Ciidanka booliska Gobolka Mudug ayaa magalada Galkacyo ka sameeyay howlgal ku saabsanaa  la dagaalanka  burcadbadeeda ayaa gacanta Kusoo dhigay Taliyihii hogaaminayay ciidankii burcad badeeda ee 5 Milan oo madax furashada ah ka qaatay Markabkii MV ABDALLA ee laga alahaa dalka Bangaladesh. Howlgalkan oo ay ciidanka ka fuliyeen xaafada siinaay ee Magalada Galkacyo...