Month: June 2024

Hoggaamiyii Daacish-ta Soomaaliya miyaa la dilay ? Xog & Xuuraansi.
Post

Hoggaamiyii Daacish-ta Soomaaliya miyaa la dilay ? Xog & Xuuraansi.

Garowe (Raxanreb )- Duqayn uu Maraykanku ka fuliyay Soomaaliya ayaa dabayaaqadii bishii May ayaa la beegsaday hoggaamiyaha ugu sarreeya Kooxda Daacish ee Soomaaliya, balse ma cadda in hoggaamiyahaasi lagu dilay duqayntaas, sida ay sheegeen saraakiil Maraykan ah. Cabdulqaadir Muumin ayay Mareykanku u aqoonsadeen inuu yahay madaxa kooxda Daacish ee Soomaaliya, oo xiriir la leh kooxda...

Post

UN extends warm Eid al-Adha wishes to Somalia

The United Nations in Somalia extends its warm wishes to all Somalis as they celebrate the special occasion of Eid al-Adha. Muslims worldwide begin their Eid celebrations on Sunday, marking the end of the Hajj season, the annual pilgrimage for Muslims. “On behalf of the entire United Nations family in Somalia, I wish you all...

ISIS oo yeelatay hoggaamiye cusub oo Soomaali ah – Waa kuma ?.
Post

ISIS oo yeelatay hoggaamiye cusub oo Soomaali ah – Waa kuma ?.

Bosaaso (Raxanreeb )- Sida laga  soo xigtay warbaahinta Mareykanka ee NBC nin Soomaali ah ayaa  loo magaacaabay inuu noqdo hoggaamiyaha cusub  ee kooxda ISIS oo ka mid ah kooxaha argagaxisada ah. Sida ilo Mareykan ah laga soo xigtay  C/qaadir Muumin ayaa beddelay Abu al-Hassan al-Qurashi, oo lagu dilay weerar ka dhacay Suuriya dabayaaqadii 2022. Dhanka...

HARGAYSA : Shil gaari oo khasaare gaystay oo ka dhacay Somaliland.
Post

HARGAYSA : Shil gaari oo khasaare gaystay oo ka dhacay Somaliland.

Hargaysa (Raxanreeb ) –Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa ku geeriyooday kadib shil gaari oo ka dhacay deegaanada maamulka somaliland.. Shilkan gaari ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen labo gaari oo mid kood uu ahaa nooho halka kan kalena uu ahaa gaari xamuul. Ruuxa dhintay ayaa la sheegayaa inuu ahaa mid kamid ah darawaladii...

MD Xasan & RW Xamse  oo hanbalyadda ciidda la wadaagey shacbiga Soomaaliyeed.
Post

MD Xasan & RW Xamse  oo hanbalyadda ciidda la wadaagey shacbiga Soomaaliyeed.

Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka ee u dabbaal-degaya farxadda Ciiddan. Madaxweynaha ayaa tilmaamay fadliga ay leeyihiin maalmahan barakaysan ee Ciidda Carafo, waxa uuna ku bogaadiyey dadka Soomaaliyeed inay si cafiyaan oo ay is kaalmeeyaan, kana shaqeeyaan...

DAAWO- Wararka ugu waa waynaa dalka & Raxanreeb.
Post

DAAWO- Wararka ugu waa waynaa dalka & Raxanreeb.

Muqdisho (Raxanreeb )- Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa fuliyay howlgal ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab waxaana ka soo baxaya warar kala duwan Puntland dhankeeda waxa ay gacanta ku soo dhigtay mid ka mid ah kooxdii Afduubka u gaystay markab MV Abdullaahi Cuba oo ku adkaysanaysa in AFRICOM gacan ay ku lahayd dilka laba dhaqtar oo...