Dhabad (Raxanreeb )- Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa weerar dhimasho iyo dhaawac gaystay oo ka dhacay deegaanka Dhabad ee gobolka Galgaduud halkaas oo in mudda ahba rabshado ay ka jiraan. Weerarkaan ayaa la sheegay inuu ahaa mid ay geysteen Maleeshiyaad hubeysan oo rasaas ooda kaga qaaday Dad shacab ah oo ku sugnaa afafka...
Month: June 2024
RW Xasan Cali Khayre ‘’Waa ka damqanayaa in ahlu qabuurka loo dhaco ‘’.
Muqdisho (Raxanreeb )- Waxaa aad Soomaali badan ay uga xumaadeen in Iskuul bulisiyo laga soo saaro maydadka dad badan oo halkaas ku aasnaa sanado badan , waxaana falkaas lagu cambaareeyay dowladda Soomaaliya gaar ahaan Madaxwaynaha. Siyaasiin badan ayaa sidoo kale ka falceliyay talabaada markale lagu fagaayo ahlu qubuurta ku aasan iskuul bulisiyo ee magaalada Muqdisho...
DIL fool xun oo ka dhacay Garoowe oo buuq badan dhaliyay.
Garoowe (Raxanreeb )- Ehelada wiil dhallinyaro ah oo bajaajle ahaa oo maleeshiyada la baxay xasilinta Garowe si arxandarro, bareer ah u dileen ayaa baaq u diray Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo Boqor Burhaan Boqor Muuse. Marxuumkan oo maydkiisu tallaagad ku jiro 7 beri waxaa isaga iyo wiil kale si bareer ah u toogtay askari cabsan...
Guudlaawe oo magacaabis sameeyay & Hirshabeelle oo siyaasadeeda qasan.
Jowhar (Raxanreeb )– Maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa marka uu arkay qoddobada 56-aad iyo 57-aad ee Dastuurka Dowladda Hirshabeelle waxa uu xilka ka qaaday Mudane Maxamed Faarax Cali Wasiirkii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabeelle. Kaddib markii uu arkay Madaxweynaha aqoonta iyo waayo-aragnimada uu leeyahay Mudane Maxamed Sheekh Maxamuud Yuusuf ayaa...
Soomaali Tahriib ahaa oo lagu la’ yahay Yeman.
Sanca (Raxanreeb )- 49 qof ayaa ku dhintay 140 kalena waa la la’yahay ka dib markii dooni ay la socdeen qaxooti iyo muhaajiriin ka yimid Geeska Afrika, kuna socday Yemen ay degtay, sida ay sheegtay hay’adda socdaalka u qaabilsan Qaramada Midoobay ee IOM. Doonta degtay ayaa waxaa la socday ilaa 260-qof oo u badan dad...
AFRICOM oo war ka soo saartay dhaqaatuur Cuba oo Somalila lagu dilay.
Cuba ( Raxanreeb )- Taliska Maraykanka ee Afrika ayaa sheegay inaysan mas’uul ka ahayn dilka la sheegay in loo gaystay laba dhakhtar oo u dhashay Cuba oo al-Shabab ay soo jeediyeen eedayn ah inay ku dhinteen duqayn uu gaystay Maraykanku 15-kii Febraayo ee sannadkan. War kasoo baxay taliska AFRICOM ayaa lagu sheegay ciidamada Mataykanku duqeynta...
Madaxweyne Biden oo wiilkiisa maxkamad danbi culus ku heshay
Hunter Biden oo ah wiil uu dhalay madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa lagu helay dambi ah inuu ka been sheegay isticmaalka daroogada markii uu iibsanayay qori.
Xasan Sheekh iyo ra’iisulwasaaraha Norway oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Oslo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Ra'iisul Wasaaraha dalka Norway, Mudane Jonas Gahr Støre.
DAAWO : Warka Raxanreeb Online oo ku jira qodobo muhiim ah .
Muqdisho (Raxanreeb )- Halkaan waa Shabakada Raxanreeb Online waxaad ku soo dhawaataan wararka ugu waa way nee gudaha iyo dibada ee aan idin hayno. Warka waxaa Studioyaheena magaalada Muqdisho ka soo jeedinaysa Anfa Aden Abdi.
WARCUSUB | Muwaadiniin Mareykan oo lagu dilay Shiinaha & cida ka danbeysa.
China (Raxanreeb )- Afar macalin oo Mareykan ah oo wax ka dhiga jaamacad yar oo ku taal Magaalada jilin ee bariga Shiinaha ayaa tooray lagu weeraray sida ay warinayso warbaahinta dalka maraykanku, waxaana jira dhaawacyo soo gaaray. Mid kamida ehelada dhibanayaasha ayaa wakaalada wararka ee Reuters u sheegay in walaalkii uu ka mid ahaa dadka...









