Month: June 2024

Maxaa naga si ah Soomaaliyeey?
Post

Maxaa naga si ah Soomaaliyeey?

Nairobi (Raxanreeb )-Soomaalidu waa ahlu towhiid, sadaqada iyo Salaaddana waan ku fiicanahey, oo dunida meel kasta ood gaarto, masaakintu qofka Soomaaliga ah way ku soo shirayaan, masaajiddadana Soomaali uunbaa buuxda, xajkana waanba isku feernaa sidaan u buuxno, welina waxbaa si naga ah! Aniga aragtideyda, waxaa naga maqan mabdaโ€™a midnimo iyo wadajir, oo qof kasta wuxuu...

Farmaajo ” Anigaa soo bilaabay guusha kursiga QM “.
Post

Farmaajo ” Anigaa soo bilaabay guusha kursiga QM “.

Doha (Raxanreeb )- Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray kaga hadlay guusha Soomaaliya ka gaartay kursiga aan joogtada ahayn ee Q.M. Waxa uu sheegay in xukuunkiisa uu ahaa bilowga guusha Soomaaliya ay gaartay waxa uu qoraalkiisa ku bilaabay sida tan :. “Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyaynayaa in...

Guddoomiye Aadan Madoobe siduu ugu hadlay guusha dalka ee Q.M
Post

Guddoomiye Aadan Madoobe siduu ugu hadlay guusha dalka ee Q.M

Muqdisho (Raxanreeb )-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa guul taariikhi ah ku tilmaamay xubinimada Soomaaliya ee Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in guusha uu dalkeena gaaray ay muujineyso isbedelada horumarka ku saleysan ee dalkeenu hiigsanayo Iyo taageeradda shacabka ay la garab taaganyihiin dowladooda....

FADEEXO : Xujeyda Soomaaliyeed oo wajahaya xaalad adag & dayac.
Post

FADEEXO : Xujeyda Soomaaliyeed oo wajahaya xaalad adag & dayac.

Muqdisho (Raxanreeb )-  Warar kala duwan ayaa ka soo  baxaya dhibaatooyin ay qabaan xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan kuwaas oo la soo warinayo in dayac xooggan uu ka jira goobaha la dejiyay oo ay u sii dheer tahay goobo aan munaasab ahayn oo la dejiyay. Waxaa la soo warinayaa  in xujeydan sanadkann ay ka cabanayaan adeeg...

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐ƒ๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š : ย ๐—™๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ
Post

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐ƒ๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š : ย ๐—™๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ

Muqdisho (Raxanreeb )- Deegaanku waxa uu ka kooban yahay waxyaabo dabiici ah ee aynu ku nool nahay ama nagu hareeraysan, oo ay ka mid yihiin; hawada aan neefsaneyno, biyaha aan cabno, ciidda aan ku nool nahay [ku dul-noolnahay], iyo noolaha innaga inala-nool. Waa nidaam isku dhafan oo isku tiirsan oo taageera nolosha dhulka. Nasiib darro,...

World Environment Day and the Green Somalia Campaign:
Post

World Environment Day and the Green Somalia Campaign:

Muqdisho (Raxanreeb ) -World Environment Day, celebrated on June 5th each year, is a global platform for raising awareness and taking action on pressing environmental issues. This annual event, established by the United Nations in 1974, has grown to become a pivotal occasion for encouraging worldwide consciousness and actions to protect our environment. This yearโ€™s...