Adis Ababa (Raxanreeb )- Dowlada Itoobiya oo sheegtay inuusan shaqayn amarkii dowlada Soomaaliya ku xirtay Qusuliyadaha ku yaal Garowe iyo Hargaysa. Hadalkan waxaa shaaciyay Afhayeen u – hadlay Wasaaradda arrimaha dibadda Dalka Itoobiya . Waxa uu intaas warkiisa ku daray Afhayeenka in Soomaaliya ay sii joogi doonaan , ciidankooda oo ay ka qayb qaadan doonaan...
Month: June 2024
Abiy Axmed oo ka hadlay heshiiska badda
Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, kaas oo looga hadlay arrimo ku aadan heshiiska badda, kaas oo dhaliyay xiisad xooggan oo u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya.
Security challenges, internal division, mar Somalia’s 64th birthday
Somalia, an impoverished nation in the horn of Africa, has begun celebrating 65 years of independence, though it comes amid a backdrop of division and a pivotal security transition. Independence Week is celebrated annually from June 26 to July 1 to honor the 1960 union of British Somaliland and Italian Somalia. It paved the way...
DEG-DEG : Dagaal u dhaxeeya beel ka soo jeeda Galmudug & Puntland oo ka dhacay Mudug.
Gaalkacyo (Raxanreeb )- Wararka Raxanreeb ay ka helayso gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta oo Khamiis ah markale dagaal uu ka qarxay deegaano ka tirsan gobolka Mudug halkaas oo in muddo ahba dagaalo ay ka socdeen . Dagaalkan ayaa lagu soo waramayaa in xoogiisa uu maanta ka dhacay deegaanada Jiicboore iyo labada Meegaag oo ka...
Madaxweyne ku xigeenka Kenya oo ku baaqay in xilka laga xayuubiyo Agaasimaha sirdoonka.
Nairobi (Raxanreeb )- Madaxweyne ku-xigeenka Kenya, Rigathi Gachagua ayaa weerar afka ah ku qaaday Agaasimaha Sirdoonka, Nordin Haji ka dib markii shalay khudbad ka jeediyay magaalo xeebeedka Mombasa. Waxaa uu ku tilmaamay Agaasimaha sarkaal hoose oo aan awood u lahayn inuu hoggaamiyo Hay’adda sirdoonka , isagoo ku sheegaya haddii ay sirdoonka shaqo wanaagsan qaban lahaayeen...
UN official highlights ongoing terrorist threats, dire humanitarian needs in Somalia
A UN official on Monday highlighted the ongoing terrorist threats and dire humanitarian needs in Somalia, urging global partners to provide funding to help improve the situation there.
Booliska oo gacanta ku dhigay askar rasaas adeegsaday 26-ka Juun.
Muqdisho (Raxanreeb )-Howlgal ay sameeyeen Ciidanka Boliiska Gobalka Banaadir oo kaashanaya Hay,adaha amaanka Caasimadda ayaa soo xiray eedeysanayaal gaaraya 9 Askari oo ka kalatirsan Ciidammada Qalabka Sida. kuwaas oo jabiyay amarkii ahaay in aan laridikarin rasaas loogu dabaaldagayo maalmaha xoriyada. Waxaa socota baaris maadaama ayjiraan qasaaro ka dhashay xabadihii sharcidarada ahaay ee la riday xalay....
Wiil yar oo ku dhintay rasaastii dabaaldega 26 June
Muqdisho: Cabdisalaam Cali Faarax oo ahaa wiil dhalinyaro ah ayaa ugeeriyooday rasaas kaga dhacday wadnaha, Rasaastan oo loogu dabaal dagayey 26 June. Rasaastan oo ugu tagtay xilli uu hurday Gurigiisa ayaa sababtay in uu geeriyoodo sida ay Warbaahinta usheegeen qoyskiisu. Alle ha unaxariisto. Dhacdadaan ayaa waxaa ay kusoo aadeysaa xilli taliska booliska Soomaaliyeed uu ku...
Sawirro: gacan ku dhiigle ay Interpol soo qabatay oo Garowe laga dajiyay
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa maanta magaalada Garowe ka dajiyay eedeysane Maxamed Cumar Ciise oo maalin kahor ciidanka booliska caalamiga ee Interpol, ay kasoo qabteen dalka Kenya.
Dibad baxyada Kenya oo 22 qof ay ku dhinteen
22 qof ayaa Talaadadii ku dhintay dibad-baxyada Kenya, waxaa sidaas maanta sheegay urur u dooda xuquuqda aadanaha oo dowladda ay maal-geliso, kaasi oo wacad ku maray baaritaan lagu sameeyo wax uu ku qeexay “dhimashadii ugu badneyd ee mudaaharaadyo ka dhasha hal maalin.”








