Day: July 4, 2024

MW Xasan Sheekh & Odayaasha Sh. Dhexe oo go’aan wada-gaaray.
Post

MW Xasan Sheekh & Odayaasha Sh. Dhexe oo go’aan wada-gaaray.

Warsheekh (Raxanreeb )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur-galaya xaaladda Ciidamada Qalabka Sida iyo furimaha dagaalka ka dhanka ah argagixisada ayaa deegaanka Wargaadhi ee Shabeelaha Dhexe kulan kula qaatay Odeyaasha dhaqanka iyo hormuudka bulshada deegaanka. Madaxweynaha ayaa kala hadlay Odeyaasha Wargaadhi, doorkooda ku aaddan xoreynta deegaannada ay gobolka kaga harsan...

Joe Biden miyuu wajahayaa cadaadis ?- Halkee wax marayaan ?.
Post

Joe Biden miyuu wajahayaa cadaadis ?- Halkee wax marayaan ?.

New York (Raxanreeb )- Dood badan ayaa – ka taagan suurtagalnimada in Madaxwaynaha hadda talada haya ee Mareykanka uu ka qayb gali doono tartanka soo socda iyo in kale. Ka dib doodii telefishinka ee Biden ka hor tagay Trump ee sida weyn loo dhaliilay hadalkIisa, Madaxweyne Biden ayaa wajahaya cadaadis kaga imanaya qaar ka mid...

MUQDISHO :  Askarta dowladda oo rayid ku dilay Muqdisho .
Post

MUQDISHO :  Askarta dowladda oo rayid ku dilay Muqdisho .

Muqdisho (Raxanreeb ) Goobjoogayaal ku sugan degmada Deyniile ee magaalada  Muqdisho ayaa sheegay  in askar ka tirsan ciidanka dowlada dil ay u  gaysteen qof shacab ah. Dilkan ayaa la sheegay in askarta boolis Militariyo ay u gaysteen wade- mooto bajaaj oo  ku sugnaa degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho. Dilka ayaa qofkan rayidka ah loo gaystay...