Day: July 21, 2024

Home » Archives for July 21, 2024
XOG CUSUB: Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Xildhibaannada Direed
Post

XOG CUSUB: Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Xildhibaannada Direed

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta qaabilay xildhibaanada Beesha Direed, oo dood xoogan ka qaba magacaabida RW kuxigeen 2-aad, waxaana Xassan Sh uu sheegay in ay wada hadalada sii wadi doonan, horayna uu balankan siyaasadeed u galay. Madaxweynaha ayaa dooda xildhibaanada ee magacaabida RW kuxigeen 2-aad uga jawaabay, in aysan hadda jirin wax dhaw, laakiin ay xildhibaanadu...

RW Xamse oo u duulay dalka Qatar, xilli mooshin laga wado
Post

RW Xamse oo u duulay dalka Qatar, xilli mooshin laga wado

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa dalka Qatar kaga qeybgali doona shirweynaha Qurba-joogta Soomaaliyeed, waxa uuna hal kaas ka jeedin doonaa khudbad dhinacya badan taaban doonta. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sido kale kulamo muhiim ah la...

Xubno katirsan Al-Shabaab oo ku dhintay Qarax ay wadeen
Post

Xubno katirsan Al-Shabaab oo ku dhintay Qarax ay wadeen

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo sitay gaari nooca lagu magacaabo Succeed ayuu goor dhow qarax kula kacay deegaan lagu magacaabo Laaggan oo u dhexeeya deegaanada kala ah Guduudey iyo Buulo-bacaad oo ka tirsan gobolka Jubada hoose. Sida aanu xogta ku helnay gaariga qaraxu haleelay waxaa saarnaa shan Xubnood oo kamid ah Al-Shabaab, waxaana ay wadeen...

Dowladda Soomaaliya oo Raashin dhacay ku celisay dalkii laga keenay
Post

Dowladda Soomaaliya oo Raashin dhacay ku celisay dalkii laga keenay

Xafiiska xeer ilaalinta Qaranka ayaa qaaday tallaabo culus oo ku aadan Raashin dhacay oo 7-bishii Maarso ee sanadkaan lagu qabtay dakadda magaalada Muqdisho, kaas oo la doonayay in loo suuq geeyo suuqyada dalka. Hay’adda Taya-dhowrka Soomaaliyeed oo daba-gal ku sameysay raashinkan oo uu noociisu ahaa Bur ayaa ogaatay in uu yahay mid dhacay, kaas oo...

Booliska G/Banaadir oo baadi goobaya Sheekh sheegay hadal laga carooday
Post

Booliska G/Banaadir oo baadi goobaya Sheekh sheegay hadal laga carooday

Ciidamada amaanka Soomaaliya ayaa bilaabay howlgalo lagu baadi goobayo Ninkii u gefay Sheekh Cusmaan xidig oo shalay lagu aasay Magaalada Muqdisho. Dadka Soomaliyeed ee Muqdisho jogaa iyo Culimadaba ayaa siweyn uga falciliyay qoraal uu Baraha Bulshada ku faafiyay wadaad la yiraahdo Sheekh Ibraahim Ciyow. Maamulka Masjidka Cali Jimcaale oo uu Imaam ka ahaa ayaa sheegay...

Ciidanka Dowladda degaano horleh kala wareegay Al-Shabaab
Post

Ciidanka Dowladda degaano horleh kala wareegay Al-Shabaab

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed ee degmada Buurhakaba ayaa howlgal qorsheysan oo ay ku fuliyeen deegaanka Jameecada ee gobolka Baay ka saaray Al-Shabaab halkaasi. Howlgalkan qorsheysan ee Al-Shabaab ka dhanka ah ee ka dhacay deegaanka Jameecada oo 25 KM u jira degmada Buurhakaba ayaa waxaa hadda ku sugan Xoogga Dalka, waxaana...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo loogu baaqay in uu is casilo
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo loogu baaqay in uu is casilo

Waxaa aad usii kordhaya xubanaha ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee mucaraadaya dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Qaar ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka oo warbaahinta la hadlay ayaa si kulul u weeraray madaxweynaha dowladda Fedaraalka oo ay sheegeen inuu ku fashilmay hoggaaminta dalka. Xildhibaan Yuusuf Gamaadiid oo ka mid ahaa Xildhibaanada weerarka...

laamaha amniga oo Gacanta ku dhigay Burcad dhac geysatay
Post

laamaha amniga oo Gacanta ku dhigay Burcad dhac geysatay

Howlgal Wadajir oo iska kaashadeen dadka degaanka iyo Taliska ciidanka Booliska degmada Wanla-weyn waxa ay gacan ku soo dhigeen labo kamid Rag lagu  Eedeeyay dhac ay u geysteen dad shacab ah. Raggaan la soo qabtay ayaa ku Eedeysan in ay dheceen ku dhawaad 70 Taleefoon gacanta Waxaana la geeyay oo lagu xiray saldhiga booliska degmada...