Month: March 2025

100 Qof oo Dacuun Ugu Dhintay dalka Suudaan
Post

100 Qof oo Dacuun Ugu Dhintay dalka Suudaan

Suudaan ( Raxanreeb Online) Waa lasoo wariyanaya in Ku dhawaad 100 qof ay ugu dhintay daacuun caloole laba toddobaad gudahood gudaha dalka Suudaan, tan iyo markii uu cudurkan biyaha ka dhasha uu ka dillaacay gobolka Niilka Cad ee dalka Suudaan. Sidaaina waxdaa sheegaytay hey’adda dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn. Sida hey’adu sheegtay waxaa xaaladda gobolkan uga...

MW Xasan Sheekh “dalka kuma jiro khatar amni darr ah waana propagaando la sameeyey”
Post

MW Xasan Sheekh “dalka kuma jiro khatar amni darr ah waana propagaando la sameeyey”

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kulul uga hadlay  digniinaha la xiriira dhinaca amniga ee maalmahan soo baxayay kuwaasi oo ah in weeraro ay al-shabaab, ka geysan karaan magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa sheegay in dalka mar uu soo maray khatar adag, balse waxa uu sheegay in hadda aysan jirin khatar...

Kursigii uu baneeyay Mustaf Dhuxulow oo loo doortay Maxamed Cabdi Cali Faarax
Post

Kursigii uu baneeyay Mustaf Dhuxulow oo loo doortay Maxamed Cabdi Cali Faarax

Dhuusmareeb (Raxanreeb )-Magaalada dhuusmareeb ee caasimada  Galmudug waxaa  maanta oo sabti ah lagu doortay xildhibaan Maxamed Cabdi Cali Faarax, Kurisugan oo sumadiisa ay tahay HOP 049 Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliyeed waxaa banneeyay agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaha Mustaf Dhuxulow. Doorashada xildhibaannimo  waxaa kula tartamaysay gabar , waxaana markii dambe soo baxay mudane Maxamed Cabdi...

Somali Government Enforces Strict Security Measures in Mogadishu
Post

Somali Government Enforces Strict Security Measures in Mogadishu

Mogadishu (Raxanreeb Online) – Somalia’s Minister of Information, Da’uud Aweys, addressed the nation today in a press conference held in Mogadishu, shedding light on the security situation in the capital and the ongoing military operations against Al-Shabaab across the country. Speaking on key security measures, Minister Aweys announced that authorities have imposed strict restrictions on...

Dowladda Soomaaliya oo go’aan kasoo saartay amniga garoonka diyaaradaha Muqdisho
Post

Dowladda Soomaaliya oo go’aan kasoo saartay amniga garoonka diyaaradaha Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Shir jaraa’id oo  uu maanta magaalada Muqdisho ku qabtay wasiirka warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya Daa’uud Aweys, ayuu kaga hadlay xaalada amniga Muqdisho iyo howlgallada looga soo horjeedo Al-shabaab  ee ka socda gobollada dalka. Wasiirka ayaa sheegay in hay’adaha amniga lagu amray in aan hub ama gaadiid dagaal  lala gali Karin xeyndaabka...

Ciidamo badan oo laga geeyey furimaha dagaalka ee gobolka Shabeellaha Dhexe
Post

Ciidamo badan oo laga geeyey furimaha dagaalka ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Cadaan-laxey ( Raxanreeb Online) Dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa qaaday talaabo kale oo ay ku xoojineyso howlgallada dhanka ah Al-shabaab ee ka socda gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana sacaadihii lasoo dhaafay ciidamo dheeraad ah geysay gobolkaasi. Meela ay Dowladda  ciidamada geysay  waxaa kamid ah deegaanka Cadaan-laxey ee hoostaga degmada Ruunnirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Cutubyo katirsan ciidamada...

Ukraine oo laga joojiyay xogo sirdoon oo la siin jiray
Post

Ukraine oo laga joojiyay xogo sirdoon oo la siin jiray

Mareykanka ayaa Arbacadi shalay jaray xogihii dhanka sirdoonka ee uu la wadaagayay Ukraine, tallaabadaas oo si weyn u yareyn karta awoodaha Kyiv ee sii wadista dagaalka muddada saddexda sano ay kula jirto Ruushka. Washington ayaa aad u riixeysa wadahadallo nabadeed oo ay dooneyso in ay ku soo afjarto dagaalka labada dowladood ee derisk ah. Madaxweyne...

Jubbaland oo taageertay howlgallada ka dhan Al-shabaab ee ka socda Hir-shabeelle
Post

Jubbaland oo taageertay howlgallada ka dhan Al-shabaab ee ka socda Hir-shabeelle

Kismaayo ( Raxanreeb Online) War-saxaafadeed kasoo baxa madaxtooyada Jubbaland, ayaa looga hadlay howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab, ee ka socda deegaano katirsan maamulka Hir-shabeelle. Qoraalka ayaa waxaa lagu bogaadiyay ciidamada xoogga iyo kuwa deegaanka ee dagaalka adag kula jira kooxda argagixisada ee Al-shabaab. “Jubbaland waxa ay soo dhaweyneysa  iskaashiga  socda waxa ayna rajeyneysa inuu noqdo ...

Mareykanka oo digniin kasoo saaray weeraro laga yaabo in Al-shabaab ka fuliyaan Muqdisho
Post

Mareykanka oo digniin kasoo saaray weeraro laga yaabo in Al-shabaab ka fuliyaan Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in debagal ay ku sameeysay xog  sheegeysa in suuragal ay tahay in weeraro ay ka dhacaan meelo badan oo kamid ah Soomaaliya oo uu ku jiro garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Waxa ay sheegtay in la joojiyey dhammaan dhaq-dhaqaaqa shaqaalaha safaaradda Mareykanka ilaa iyo amar dambe....