MOGADISHU — Heavy rains that fell across Mogadishu for several hours on Wednesday disrupted traffic and slowed the movement of pedestrians and vehicles in several parts of the capital. Several major roads were affected by significant water accumulation, making it difficult for motorists and pedestrians to move through the city. Traffic congestion was reported on...
Author: Mohamed (Mohamed Morsal)
Egypt Moves to Strengthen Somalia’s Military Capabilities
MOGADISHU— Egypt has reaffirmed its commitment to strengthening and developing the capabilities of the Somali National Army as Cairo and Mogadishu seek to deepen their longstanding defense and security cooperation. The Egyptian government said its efforts will focus on military training, enhancing the capacity of Somalia’s security institutions and expanding military cooperation between the two...
Masar oo sheegtay in ay garab taagan tahay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed
Muqdisho (Raxanreeb Online) Dowladda Masar ayaa sheegtay inay xoogga saarayso horumarinta iyo tayeynta awoodda Ciidamada Militariga Soomaaliya, iyadoo ujeeddadu tahay in la dhaqan-geliyo iskaashiga dhinaca difaaca iyo heshiisyadii hore ee u dhexeeyay dowladaha Qaahira iyo Muqdisho. Masar ayaa tilmaantay in iskaashiga labada dal uu diiradda saarayo tababarka ciidamada, kor u qaadista awoodda hay’adaha amniga iyo...
Roobab magiigaan ah oo ka da’ay Muqdisho oo sameeyey isku socodka
Muqdisho (Raxanreeb Online) Roobab xooggan oo saacado badan ka da’ayay magaalada Muqdisho ayaa maanta sababay hakad iyo gaabis ku yimid isu socodka dadka iyo gaadiidka ee qaybo badan oo ka mid ah caasimadda. Waddooyinka muhiimka ah ee magaalada ayaa meelo badan waxaa fariistay biyo badan, taas oo adkeysay isu socodka gaadiidka iyo dadka. Qaar ka...
Shiinaha oo digniin adag u diray Somaliland
Muqdisho (Raxanreeb Online) Dowladda Shiinaha ayaa ugu goodiyey in Somaliland cawaaqib-xumo la kulmi doonto, kaddib markii Madaxweyne Cirro uu ayidey Jasiiradda Taiwan, in ay tahay dalka madax bannaan. Safaaradda Shiinaha ee magaalada Muqdisho, waxa ay hoosta ka xarriiqday in Somaliland ay u aragto Gobol ka tirsan Soomaaliya, sidaasi oo kalena ay tahay Jasiiradda Taiwan. “Gobolka...
Xutiyiinta Yemen oo diyaarad Drones ah ku weeraray magaalada Barakeysan ee Makka
Makka (Raxanreeb Online) Kooxda Xuutiyiinta oo diyaarad Drones ah ku weeraray magaalada Barakeysan ee Makka Almukarama. Difaaca cirka Sacuudiga ayaa sheegay inuu qabtay oo burburiyay diyaarad aan duuliye lahayn oo Xuutiyiinta Yemen ay soo direen, ka hor inta aysan gelin hawada xaddidan ee magaalada Makka. Afhayeenka isbahaysiga uu Sacuudigu hoggaamiyo ee dagaalka Yemen, Turki al-Maaliki,...
Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika
Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika. Eritrea iyo Yemen ayaa muddo isku hayay lahaanshaha jasiiradaha ku yaalla koonfurta Badda Cas. Sida ay sheegtay wakaaladda wararka AP, Xuutiyiintu waxay dib u riixeen ciidamada dowladda Yemen ee uu taageero Sacuudigu, waxayna la wareegeen gacan ku haynta aaggan muhiimka ah....
Somaliland Reveals Growing Ties With Puntland
Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi “Irro” has said relations between Somaliland and Puntland have improved since 2024, citing increased cooperation on security and the movement of people and vehicles across the two administrations. Speaking about the relationship between his government and Puntland, Irro said the two sides maintain close ties and have cooperated in addressing...
Hirshabelle Vice President Rejects Cooperation With Guudlaawe as Political Tensions Escalate
BELEDWEYNE—Hirshabelle State Vice President Yusuf Hagar Dabageed has ruled out working with President Ali Abdullahi Hussein Guudlaawe if Guudlaawe is re-elected to lead the federal member state. Speaking in an interview, Dabageed said he would not resign from his position but would refuse to cooperate with Guudlaawe if he secures another term as Hirshabelle president....
Danab Forces Capture Two Al-Shabaab Fighters in Bay Region
BAY —Somalia’s elite Danab Commandos have conducted a planned military operation south of the Leego area in Bay Region, targeting suspected Al-Shabaab positions, according to military sources. The operation, carried out by the Special Operations unit of the Danab forces, resulted in the arrest of two individuals identified as members of the Al-Shabaab militant group....







