Muqdisho (Raxanreeb ) Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xubno ka tirsan Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka ay saxiixeem mooshin ay ku doonayaan in lagu kordhiyo muddo xileedka uu shaqaynayo Barlamaanka Soomaaliya. In ka badan 65 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa saxiixay mooshin lagu kordhinayo in waajibaadka Baarlamaanka Federaalka laga dhigo muddo shan...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Dowladda Federaalka oo gacanta soo dhigtay sarkaal ka tirsan Al-shabaab
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Saraakiisha Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay ingacanta ay ku dhigeen sarkaal ka tirsan Al-shabaab. Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in Sarkaalkaan la qabtay, isaga oo gaari ku sida agabka qaraxyada lagu sameeyo, kuna howlan kala gudbintooda. Ciidmada Dowladda ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda gudaha...
”Arday 12 Jir” ah oo lagu dhaawacay dagaal ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) Dagaal ka dhacay magaalada Muqdisho kaas oo u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan Dowladda ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Dagaalkan oo aan la sheegin waxa uu salka ku hayo ayaa la sheegay inuu yahay mid u dhaxeeyay ciidamo ka wada- tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya Dagaalkan oo ka dhacay degmada Shibis ee...
‘’Haddii koox Dowlad noqon karto Nabad & Nolol ayaa joogi lahayd ‘’
Muqdisho ( Raxanreeb ) Hadal duur xul ah oo dhaliyay hadal badan ayaa Taliye ku xigeenkii hore ee Hay’adda Nabad sugidda Qaranka Abdalla Abdalla maanta uu ku qoray bartiisa Facebook. Taliye ku xigeenkii hore oo u muuqda inuu ka goys adeegayo in siyaasiin gaar ah ay isku soo koobeen xilalka ayaa sheegay in dalka looga...
Dagaal ka dhacay Mudug& faahfaahinta khasaaraha
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Wararka naga soo gaaraya deegaanka Qaycad ee koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaas dagaal xooggaan uu ka dhacay maanta oo Talaada ah. Dagaalkan ayaa ah mid u dhaxeeya ciidanka maamulka Galmudug iyo kooxda Al- Shabaab ka dib weerar ciidanka daraawiishta Galmudug ay ku qaadeen – fariisin kooxda Al- Shabaab ay ku...
Deni muxuu ka doonayaa magaala xeebeedka Caluula ?
Boosooso ( Raxanreeb ) Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in booqasho maalmo qaadan doonto uu ku tago magaala Xeebeedka Caluula ee gobolka Bari. Xubno ka tirsan Xafiiska Warfaafinta Madaxwayne Saciid Cabdullaahi – Deni ayaa sheegay in baaqashada Saciid uu ay salka ku hayso kulamo uu la qaadanayo Odayaasha deegaanka. Waxa uu salka...
Garsoore Saalax Dheere oo ku soo biiray kooxda caburinta saxaafadda Soomaaliya
Muqdisho (Raxanreeb ) Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe (Saalax Dheere) oo ah garsoore ka tirsan Maxkamadda Sare ayaa illaa shalay ku jiray orod iyo wicitaan telefoonno uu ku doonayo in lagu dacweeyo saraakiisha xabsiga dhexe ee Muqdisho isagoo ka xun in Xoghayaha Somali Journalists Syndicate – SJS Abdalle Mumin laga siidaayey xabsiga dhexe maalintii shalay. Saalax...
ATMIS miyay markaan Al- Shabaab ka saaraysaa Shabeellaha Hoose
Marka (Raxanreeb ) Shir looga hadlayay amniga iyo howlgalada ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab ayaa la sheegay in dhawaan ay ka bilaaban doonaan deegaano ka mid ah gobolka Shabeellaha Hoose. Shirkan waxaa ka qayb galay , saraakiisha ciidanka Dowladda , Nabad sugidda iyo kuwa howlgalka ATMIS ee ku sugan Shabeellaha Hoose . Waxaa la ...
DHACDO Naadir ah : Maxkamadda Jowhar oo dawcad ka socotay oo toogasho ka dhacday
Jowhar ( Raxanreeb ) Laba qof oo la horkeenay Maxkamadda Degmada Jowhar ayaa isla maxkamadda dhexdeeda lagu dilay. Labada qof ayaa ku eedeysnaa dilka wiil afar jir ah. Waxaa la sheegay Aabbaha wiilka la dilay oo askari ah inuu ku dhax toogtay labada qof gudaha maxkamadda magaalada Jowhar. Wiilka yar ee askariga dhalay ayaaa todobaadyo...
Xukun sharci- darro ah oo lagu riday xoghayaha SJS Abdalla Ahmed Muumin
Muqdisho ( Raxanreeb ) Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka xoghayaha Ururka SJS Cabdalla Axemd Muumin oo ay dacwad ka taalay Maxkamada Waxayna Maxkamada ku xukunta labo bilood oo Xabsi ah Sida uu ku dhawaaqay Gudoomiyaha Maxkamadda Gobalka Banaadir Garyaqaan Saalax Cali Maxamuud Dabaan. ” Go’aankaan inuu cadaalad ku saleysan yahay ma’aaminsanin, waxaan...



