Mudane Xamse Cabdi Barre oo xarunta tababarka ugu tegay ciidan iyo saraakiil Booliis ah oo tababar ku qaadayana iyo macallimiinta tabarka siinaya, ..
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
GAROWE : TPEC oo ku dhawaaqi doonta deegaanada lagu qabanayo doorashooyinka & khilaaf ka taagan.
Wararka RBC uu ka helayo magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in markan Guddiga doorashooyinka Puntland ee TPEC..
MD Xasan dib miyuu dalka ugu soo celinayaa askarta Eritrea lagu tababaray ?
Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud waxaa uu magaalada Asmara kula kulmi doonaa dhigiisa dalkaas madaxweyne Isaias Afwerki.
Diyaaraha aan duuliyaha lahayn oo duqeeyay saldhigyo ay ku sugnayeen Al- Shabaab.
Duqeymahan ayaa la sheegay in ay ka dhaceen deegaano ku dhaw dhaw Wabxo iyo Qaayib ..
WARBIXIN :Macwiislay Muqdisho maka howgali karaan?
Kooxdan oo aan u dhisnayn haykalka Dowladnimo hadana , waxa ay kaalin ku lahayeeen kacdoonka ka bilowday
Itoobiya oo gacanta ku dhigay 100 dhallinyaro ah oo doonayay inay ku biiraan Al-Shabaab
Bishii Ogosto, ciidamada Itoobiya ayaa sheegay in ay dileen in ka badan 800 oo ka tirsan Al-Shabaab
MD Xasan oo kala diray Golaha Dhaqaalaha Qaranka kuwo cusubna Magacaabay.
1-Heerka Jaangooynta Siyaasadda iyo Go’aamada Dhaqaale ee Masiiriga ah oo aan waxba laga badelin waxaa xubno ka ah:
Howlgal ka socda deegannadii laga saaray kooxda Al- Shabaab
Waxa ay ku warameen in sidoo kale ciidanka gacanta ay ku hayaan shaqsiyaad ka tirsan kooxda Al- Shabaab oo ay ku qabteen dagaalkii ka dhacay deegaanka Wabxo.
MUQDISHO : qarax ka dhacay meel u dhaw xerada ciiidanka Asluubta.
Laamaha amaanka Dowladda Soomaaliya ma aysan ka hadlin khasaaraha ka dhashay qaraxan mana jirto wax war ah oo ay ka soo sareen..
Dowladda Federaalka ‘’ 15 Sarkaal oo Al- Shabaab ah ayaa dilnay ‘’
War ka soo baxay Dowladda Federaalka ayaa lahgu sheegay in ciidanka dagaal ka dib ay ku guulaysteen in ay gaaraan deegaano ay hore ugu sugnayeen kooxda Al- Shabaab.


