Siyaasigii xil waayow xil-kasnimo ha ka tegin!Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan Dad-weynuhu waa yaqaanaan dantooda, dalkoodana waa jecelyihiin! Waa caado yaab badan oo dhaqan u noqotay siyaasiga Soomaaliyeed in marka laga qaado xilka uu hayo uu markiiba ku boodo mikrofoonka (microphone-ka), ama heer federal ha ahaado ama heer dowlad goboleed, waxaa iyadana taas ka daran isla markiiba...
Wiilkii Geedka ku dhuumanayay ee Noqday Generalkii Caanka ahaa
Gen. Farxaan Maxamuud Aadan (Qaroole), shaley ayuu shahiidey isaga oo eryanaya nabad-diidka
Fahad Yaasiin oo qoraal ka sameeyey geeridi S/Guuto Farxaan Qaroole !
Wiil dhalinyara ah oo gaaban, oo misana caata ah, oo hadana bar-yar, bashaash ah, sida magaciisa ka muuqato aad Farxaan u ah,fariid-nimana u dhashay, fiiro dheer, hadal
FAALLO : Fannaan is dhiibi waayay !!
Waxaan la kulmay Cabdinaasir oo ladan. Maya, wuuba sheekaynayay. Fannaaniin da’yar ah, wiilal iyo hablaba leh,
FALCELIN :Villa Soomaaliya sida ay u dhigtay Is-aragii MD Xasan & Biden
Xassan Sh. Maxmuud & Madaxweyne Joe Biden waxay ka wada qeyb-galeen Tacsida Elizabeth II.
Isbeddel Keeba Elizabeth Ka Danbeeya.?!
Hadaba Isbeddeladan ayaa ku imaan doona magacyada xarumaha Dawlada Ingiriiska iyo
WARBIXIN : Xasan Sheekh xiriirka Dowladaha deriska fursadaha & caqabadaha
'' Dariskeenna Kenya, Ethiopia iyo Djibouti ma jirto dookh kale oo aan yeelan karno oo aan ka ahayn
WARBIXIN : Hiiraan waa meesha keliya ee ay ku jabeen Al-Shabaab.
Kacdoonka ka socda goboladaas waxaa uu ku bilowday si tartiib tartiib ah..
XOG :Qodobo aan la soo bandhigan oo looga hadlay Shirka Madasha Qaranka.
Shacabka Soomaaliyeed marnaba looma soo bandhigin heshiiska...
DF & DG oo isku heysta wax qaybsi la garan la’yahay.
Waxaa muhiim ah in Dowladda Goboleedyada ay ka fiirsadaan doodaha dhaawacaya dib u soo nooleynta wadashaqeynta dowladda federaalka iyo