Tehran (Raxanreeb )- Iiraan waa dal islaami ah oo dhaca koofurta galbeed ee qaaradda Aasiya, waxayna soohdin la wadaagtaa 9 dal oo kala ah armeeniya, Asarbijaan, Ruushka,turkumanistaan, kasagistaan, bakistaan, Afgaanistaan, Turkiga , iyo Ciraaq. Sidoo waxaa daanta koofureed ka xiga laba gacan oo kala ah gacanta beershiya, iyo gacanka cumaan, waana aag muhiim ah oo...
SOYAALKA Imaaraatka uu ku leeyahay mahadhooyinkii dalka ka dhacay.
Doha (Raxanreeb )- Soddonkii sano ee ina dhaafay xiriirka Imaaraatka iyo Soomaalidu marxalado kala geddisan ayuu soo maray. 𝐌𝐚𝐫𝐱𝐚𝐥𝐚𝐝𝐢𝐢 𝟏𝐚𝐚𝐝: Daneyn la’aan ay weheliso inyar oo kaalmo bani’aadanimo ah iyo fududeynta dhaqdhaqaaqyada ganacsi. 𝟏𝟗𝟗𝟏/𝟐𝟎𝟎𝟎. 𝐌𝐚𝐫𝐱𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟐𝐚𝐚𝐝: Danayn la’aan ay la socoto in colaadda Soomalida dhexdooda fursad ay kusii dabadheeraato la siiyo. Waa niyad xumi ku...
MILICIS : Dilka Abdinasir Muse & Duulimaadayadii laga celiyay Soomaaliya ?.
Muqdisho (Raxanreeb ) –Taariikhda markeey aheyd 17 bishii tagtay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa hawada Soomaaliya ka celisay diyaarad lanbarkeeda yahay ETH8273 taas oo ka soo duushay Addis Ababa kuna socotay Hargeysa, maamulka Somaliland ayaa dhacdadaas ku tilmaamay gardaro kaga timid Soomaliya balse isla maalinkii xigtay ayeey Ha’adda Duulista Soomaliya hawada ka celisay diyaarad kale...
Kumuu ahaa Jeneral Maxamuud Geelle ?
Muqdisho (Raxanreeb ) –Magaalada Muqdisho Waxaa maanta ku geeriyooday Allaha u raxmadee Gudoomiyihii hore ee Maxkamadii Badbaadada dalka, S/Guuto Maxamuud Geelle kaas oo maanta lagu aasay isla Muqdisho. Jeneraal Maxamuud Geelle wuxuu ahaa qofkii ugu horeeyey ee loo magacaabay Maxkamadii Badbaada Dalka oo ahayd Maxkamad si gaara u qaadi jirtay dacwada dadka lagu eedeeyo “kacaan...
MILICSI : Inta sanno Diyaaradaha Q.M & ATMIS ay ku degayeen goobaha AS.
Muqdisho (Raxanreeb ) Qaramada Midoobay ayaa xaqiijisay shilka diyaarad Helicopter ah oo u kireysneyd, isla markaana ‘wadday daadgureyn caafimaad’ taas oo ku dhacay deegaan ka tirsan Galmudug, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay xafiiska UNSOM. Ma’aha markii ugu horreysay oo diyaarad ay ku dhacdo dhulka Al-Shabaab, waxayna horay u dhacday dhowr jeer oo hore, taas...
Waa kuma Deni, madaxweynaha marka labaad loo doortay Puntland ?.
Garoowe (Raxanreeb ) Siciid Cabdullaahi Deni waxa uu magaciisu si wayn u soo shaac baxay markii uu isu soo sharraxay doorashada xilka madaxweynaha Madaxweynaha Soomaalia, sanadkii 2016-kii, inkastoo uu horay usoo qabtay xilal kale. Dhowr sano kaddib waxa uu doorasho loollan adag lahayd ugu tartamay xilka Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, taasoo uu ku guulaystay sanadkii...
Geerida Henry Kissinger waxay baalka u rogtay waayo kale
NewYork (Raxanreeb ) Sida ay baahiyeen warbaahinta dalka Mareykanka waxaa geeriyooday Xoghayihi hore ee arrimaha dibadda Mareyknaka Henry Kissinger, isaga oo jira da’ da 100 sano sida la xaqiijiyay. Isaga oo ku sugan gurigiisa ayuu xoghayaha uu geeriyooday isagoo lagu waramay in muddo ah inuu xanuunsanaa oo ku arooray qolkiisa gaarka ah. Geerida “Henry Kissinger”...
SOYAAL : Xusuusata dhacdadii dhiigga badan ku daatay ee 14-October-2017
Raxanreeb (Muqdisho) 2017- maanta oo kale 14-October boqollaal qof ayaa ku dhintay qarax ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqidisho. Qaraxaas ayaa mahadhooyin ku reebay qaar badan oo ka mid ah dadka Soomaaliyeed gaar aahaan kuwa ku nool Muqdisho waxaana jira dad ilaa iyo hadda la la’yahay nolol iyo geeri loose badinayo in ay dhinteen....
Duqii hore ee Muqdisho oo geeriyooday + SOOYAALKIISA
Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Isniin ah waxa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ku geeriyooday Guddoomiyihii iyo duqii hore ee gobolka Banaadir AUN Cali Ugaas Cabdulle ayaa maalmihii la so dhaafay waxa uu ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho , waxana uu ugu danbayn ku geeriyooday isbitaalka Digfeer ee Muqdisho. Waxa uu ahaa Cali Ugaas Cabdulle siyaasi...
Gorfeynta Buugga Taariikhda Madaxweyne Aadan Cadde
Magaca Buugga: President Aden Abdulla-His Life and Legacy Qore: Mohamed Issa Trunji Cadadka: 224 bog AHN Madaxwayne Adan Cabdulle waxaa uu ku jiraa dadka dhifta ah ee taariikhdu sida wacan u maamuustay kuna sharaftay inuu ahaa halyay dalkiisa iyo dadkiisa wixii uu tari karay ka gaystay. Madaxwayne Adan wuxuu ku dhashay tuulada Ceel Qurun oo...