Category: Warar

Home » Warar » Page 564
Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga oo gaaray deegaanka Baxdo
Post

Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga oo gaaray deegaanka Baxdo

Saraakiil katirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa gaaray degmada Baxdo ee gobolka galgaduud maamulka Galmudug waxaana saraakiishu ay u kuurgaleeyeen xaaladda amni ee deegaankaasi Baxdo, kaddib dagaal dhowaan ka dhacay oo u dhaxeeyay xooggag ka tirsan  dagaallamayaasha Al-Shabaab iyo dadka deegaanka.