Category: Warar

Home » Warar » Page 613
La Taliye Sare oo Madaxtooyada KGS ah oo  loo magacaabay Dr Maxamed Ibraahim Bilaal
Post

La Taliye Sare oo Madaxtooyada KGS ah oo  loo magacaabay Dr Maxamed Ibraahim Bilaal

Baydhabo (Raxanreeb ) Madaxweynaha  Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Dr Maxamed Ibraahim Ali (Bilaal) U-Magacaabay La-Taliye Sare Arimaha Bulshada ee Xafiiska Madaxweynaha. Talaabadan ayaa ka danbeysay ka dib wada hadal- dheer oo  in muddo ah u socday Madaxwaynaha Koonfur Galbeed iyo Dr Maxamed Ibraahim Bilaal oo ah aqoonyahan kaalin ku leh geedi socodka...

Sidee Baydhabo loogu dareemayaa shirka madasha-Wadatashiga Qaran ?
Post

Sidee Baydhabo loogu dareemayaa shirka madasha-Wadatashiga Qaran ?

Baydhabo (Raxanreeb ) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay , waxaa  lagu wadaa in lagu qabto shirka madasah wada- tashiga Qaran ee madaxda Dowladda iyo maamul- goboleedyada dalka Shirkan waxaa  lagu wadaa in diirada lagu saaro sii ambaqaadida qodobadii ka soo baxay shirkii kan ka horeeyay ee ay wada- gaareen  xubnaha madasha wada-tashiga qaran. Inta badan...

Laba qof oo “dilal”-gaystay oo Muqdisho lagu dilay.
Post

Laba qof oo “dilal”-gaystay oo Muqdisho lagu dilay.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Maxkamadda ciidanka Qalabka sida ayaa xukun  dil toogasha ah ku fulisay laba qof oo loo haysto in hore dilal ay u gaysteen. Cabdi Shakuur Axmed Maxamuud waxa uu hore u Dilay Xasan Maxamed Shire oo ay Boliiska kawada tirsanaayeen. Cabdi Jamaal Cabdullaahi Xayle oo isna Boliiska ahaa  waxa uu Dilay Cabdi...

GAROOWE : Shirka kaabiyaasha dhaqaalaha oo ka furmaya
Post

GAROOWE : Shirka kaabiyaasha dhaqaalaha oo ka furmaya

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland oo maalinta berri uu ka furmo doono shirweynaha Kaabayaasha dhaqaalaha iyo maalgaashiga. Maanta oo Axad ah waxaa maamul goboleedka Puntland loogu soo dhoweeyey wufuud caalami ah oo ka qaybgelaya shirweynahan. Wafdigana maanta gaarey magaalada Garoowe waxaa hogaaminaya Guddoomiyaha Ganacsatada Dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia. Xubnahan  waxaa ku  wehelinayey...

Post

Al- Shabaab  oo Muqdisho ka wada Howlgalo Roondo ah & beegsiga Ciyaal-weerada

Muqdisho (Raxanreeb ) Sida ay ogaatay mareegta Caasimadda Online  kooxda Alshabab ayaa labadii habeen ee u danbeeyey degmooyinka Kaaraan iyo Heliwaa ka bilaabay howlgallo lagu baacsanaayo ciyaal weerada iyo xarumaha lagu iibiyo daroogada iyo ashyaada kale ee maanka dooriya. Koox hubeysan oo AS ka tirsan wejiyadana u qarsanaa ayaa lagu arkay qeybo kamid ah degmooyiinka...

Post

Mike Pence:  Trump wuxuu halis galiyay qoyskeyga

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Mareykanka Mike Pence ayaa Sabtidii si kulul u dhaliilay madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump doorkii uu ku lahaa rabshadihii 6-dii Janaayo ka dhacay Aqalka Mareykanka ee Capitol-ka, taasoo sii ballaarisay khilaafka u dhaxeeya labadooda, xilli ay isku diyaarinayaan inay ku loollamaan musharaxnimada xisbiga Jamhuuriga ee doorashada sannadka soo socda.