Category: Warar

Home » Warar » Page 612
Isku shaan-dhaynta Golaha Wasiirada waa Goormee ?
Post

Isku shaan-dhaynta Golaha Wasiirada waa Goormee ?

Muqdisho ( Raxanreeb ) Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa la hadal hayaa in dhawaan ay wajahi doonto , isku shaan- dhaqayn RW uu ku samayn doono Golaha Wasiirada. Warar  soo baxaya ayaa sheegaya in Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre uu ka fakarayo isbedel uu ku sameeyo Golaha Wasiirada Soomaaliya. Isbedelkan oo maalmahan aad u soo...

Sabab la yaab leh oo u baaqday shirka Wadatashiga Qaran ee Baydhabo
Post

Sabab la yaab leh oo u baaqday shirka Wadatashiga Qaran ee Baydhabo

Baydhabo (Raxanreeb ) Maanta oo  Talaada ah waxaa lagu waday in magaalada Baydhabo ee gobolka Baay uu ka qabsooo shirka wada-tashiga Qaran . Shirkan ayaa la sheegay inuu u baaqday safar Madaxwaynaha Soomaaliya uu ku tagay Asmara  iyo madaxda maamul goboleedyada oo safar galaya . Shirkan markii hore waxa diiday inuu ka qayb galo Madaxwaynaha...

Madaxwaynaha Somaliland oo ka hadlay xalka Laascanood
Post

Madaxwaynaha Somaliland oo ka hadlay xalka Laascanood

Hargaysa (Raxanreeb ) Markale ayuu Madaxwaynaha Somaliland  Muuse Biixi Cabdi waxa  uu ka hadlay xaaladda xilligan ka taagan magaalada Laascanood ee gobolka Sool. Muuse Biixi Cabdi Madaxwaynaha Somaliland ayaa sheegay in xukuumadiisa ay diyaar u tahay in xasilooni ay  ka dhalato magaalada Laascanood , halkaas oo ay ka dhaceen dagaal dad  badan ay ku dhinteen....

Madaxweyne Deni oo booqasho ku jooga Adis Ababa & ujeedka safarkiisa
Post

Madaxweyne Deni oo booqasho ku jooga Adis Ababa & ujeedka safarkiisa

Adis Ababa (Raxanreeb) Madaxwaynaha – maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya kula kulmaya masuuliyiinta dalkaas oo uu ka mid yahay Ra’iisulwasaare Abay Ahmed. Maanta oo  Talaada ah ayaa  madaxweyne Siciid Deni oo ka dhoofay garoonka diyaaradaha Boosaaso isaga oo  ku sii jeeda magaalada Addis Ababa . Labada dhinac ee...

WAR CUSUB : Khasaarihii ugu badnaa oo ka dhashay weerar ismaadiimin ah oo ka dhacay Baardheere
Post

WAR CUSUB : Khasaarihii ugu badnaa oo ka dhashay weerar ismaadiimin ah oo ka dhacay Baardheere

Baardheere ( Raxanreeb ) Warar dheeraad ayaa laga helayaa Qarax baabuur oo saaka lagu weeraray guri ay degmada Baardheere ee gobolka Gedo ka deganaayeen Abaanduulaha qeybta 43-aad ee ciidamada xoogga korneyl  Axmed Cabdullaahi Xirsi (labaale),  guddoomiyaha gobolka Gedo Axmed Bulle Gareed iyo Wasiir hore Cabdirshiid Janan. Wararka ayaa intaas ku daray in qaar kamid ah...