Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay Degmada Caluula ee Gobolka Gardafuu, halkaasoo Madaxweynuhu ku tegay safar shaqo.
Xamsa Barre oo guddi u magacaabay dhulgariirkii ka dhacay Turkiga
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa xalay magacaabay guddi Qaran oo loo xilsaaray gurmadka Dhul-gariirkii ka dhacay dalka Turkiga.
Xubin katirsan Al-Shabaab oo ciidamada DF isku soo dhiibay
Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed ee ku sugan degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug ayaa waxaa isku soo dhiibay mid ka mid ah Dhalinyarada ka tirsan Ururka Al-Shabaab.
Tahriibeyaal lagu la’ yahay xeebaha liibiya lana maleynayo in ay dhinteen
73 qof oo tahribeyaal ah oo lagu la’yahay loona maleynayo in ay ku dhinteen xeebaha Liibiya.
Nin loo haystay dil oo ku dhowaad 28 sano xirnaa oo wax dambi ah lagu waayey
Ninkan oo Mareykan ah waxaa uu qiyaastii 28 sano in ku dhow ku jiray xabsiga wuxuuna mar walba dafiri jiray in uu gaystay dilka lagu xukumay hadda ayaase waqtigaas dheer ka dib lagu waayey wixii loo heystay.
Dowladda Soomaaliya oo guddi “qiimeyn” u diraysa dhulgariirkii Turky-ga
Muqdisho ( Raxanreeb )RW Hamza Abdi Bare ayaa Magacaabay Guddiga Qaran ee Gurmadka Dhul Gariirka Dalka Turkey. Gudiga la magacabay ayaa Waxaa ka mid ah, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi iyo wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Xasan Macalli Maxamuud in Guddiga qaran ee Gurmadka Dhul Gariirka Dalka...
Kurisgii uu banneeyay Xamsa Barre oo lagu guuleeystay
Waxaa goordhaw magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ka dhacday doorashada kursigii xildhibaannimo uu banneeyay Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre.
Da’ud Aways ‘’ In ka badan 200 oo Al- Shabaab la dilay ‘’
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in xubno ka tirsan kooxda Al- Shabaab ay – ku dileen howlgal gaar ah oo ka dhacay gobolada dalka. Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Daa’uud Aweys ayaa sheegay in hoggaamiyaal sar-sare oo kooxda ka tirsan Al- Shabaab. Afar maamul goboleed ayuu sheegay Wasiirka in howlgallada laga sameeyey, kuwaas...
Beesha Caalamka ‘’ Hala joojiyo dagaalka Laascanood ‘’
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Laasacnood ee gobolka Sool waxaa wali waxaa ka sii socda rabashadaha salka ku haya diidmada dadka ku nool gobolada Sool , Sanaag iyo Cayn maamulka Somaliland. Gudaha magaalada waxa wali ku dhacaya hoobiyaasha kuwaas oo inta badan waxyeelo ba’an ay ka soo gaarayso dadka rayidka ah waxaana isa soo taraya cambaaraynta...
Wasiir laga sugayay Golaha shacabka oo sabab la yaab leh ugu baaqsaday
Muqdisho (Raxanreeb ) Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xildhibaannada in Maanta oo Arbaco ah uu jiro kulanka, isla markaana Ajandayaasha Kulanka Maanta ay yihiin: 1. Akhrinta 3aad iyo u codeynta Hindise Sharciyeedka Nidaamka Maaliyadeed ee Kheyraadka...




