Category: Warar

Home » Warar » Page 731
Post

Maxay tahay sababta Ciidamada Dowladda ay Isaga baxeen Degmada Galcad ?

Galcad ( Raxanreeb ) Ciidamada Dowladda ayaa faarujiyay gabi ahaan Degmada Galcad ee Gobalka Galgaduud oo shalay dagaal qaraar uu ka dhacay, waxaana soo baxaya dhowr su’aalood oo dul saaran sababta ciidamadaan loo saaray. ilo Muhiim ah ayaa xaqeejiyay in Ciidamada Gorgor iyo Danab lagu amray inay dib uga baxaan Degmada Galcad oo dhawaan Dowladdu...

Post

KGS ” Xubno ajaaniib ah oo ka barbar- dagaalamay Al- Shabaab ayaa dilnay “

Baydhabo ( Raxanreeb ) Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa lagu faahfaahiyay dagaal ka dhacay duleedka deegaanka Goofgadudud oo qiyaastii 30 KM u jira magaalada Baydhabo. Koonfur Galbeed ayaa shaaca ka qaaday in dagaalkaasi ay ku dishay in ka badan 10 ka tirsan Al-Shabaab, kadib weerar ay ku soo...

Post

Erdogan oo dhex-dhexaadinaya Ruushka iyo Ukraine

Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa ku celiyay dalabkii uu ku doonayay inuu ku dhex-dhexaadiyo Ruushka iyo Ukraine mar uu taleefoon kula xiriiray madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy Jimcihii, sida ay xaqiijisay madaxtooyada Turkigu.

Caro ka dhalatay dil Muqdisho loogu gaystay wiil Bajaajla ahaa.
Post

Caro ka dhalatay dil Muqdisho loogu gaystay wiil Bajaajla ahaa.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Askari Ka tirsan Ciidanka Dowlada  Federaalka ayaa Darawal Bajaajle ah Ku dilay Muqdisho   gaar agaan degmada Howlwadaag. Ilaa iyo hadda lama oga sababaha soo daadejiyay dilka moota Bajaajlaha , waxaana jira caro xooggan oo arrintan ka dhalatay. Meydka wiilka lagu dilay isgooska Howlwadaag ayaa halkaasi yaallay daqiiqado badan, waxa ayna diideen...

Post

Taliye ku-xigeenkii Ciidanka Danab oo lagu dilay weeraro qaraxya ah oo ka dhacay Galcad.

Galcad ( Raxanreeb ) Taliye ku-xigeenkii Ciidanka Kumaandooska ee Danab, Gaashaanle Xasan Maxamed Cismaan (Xasan Tuure) ayaa lagu dilay weerar qaraxyo ku billowday oo kooxada Al shabaab ay ku qaadeen saldhigyada ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ee ku sugan degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Wararka laga helay Dagamada Galcada ayaa sheegay in illaa laba gaari...