Category: Warar

Home » Warar » Page 730
Post

Dhimashada qaraxyadii Maxaas oo gaartay 35 qof

Dhimashada labadii qarax ee shalay ka dhacay magaalada Maxaas ayaa gaartay 35 qof, halka dhaawuna uu yahay 40, sida uu wakaalada wararka ee Reuters uu u sheegay Xasan-kaafi Maxamed Ibraahim oo ah taliye ku-xigeenka booliiska maamul goboleedka Hirshabeelle.

Post

Laascaanood oo laga saaray ciidamada Somaliland

Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay uu markale dagaal culus ka dhacay gudaha magaalada Laascaanood, kaas oo u dhexeeyay ciidamada Somaliland iyo maleeshiyaad deegaanka ah oo ka soo horjeedo maamulka Hargeysa.

Post

DEG-DEG : Qarax lagu weeraray Hotel ku yaala Boosaaso & waxa ka socday.

Boosaaso ( Raxanreeb ) Qarax bumbo-gacmeed loo adeegsaday ayaa ka dhacay aaga Hotel Jaabir maagaalada Boosaaso, halkaasi oo ay ka socotay xafladd ku saabsan diiwaangelinta doorashada brri lagu balan sanyahay in ay bilaabato. Dhawaaqa Rasaas ayaa la maqlaya Balse Lama xaqiijin karo Khasaaraha dhabta ah. Sidoo kale waxaa baaqday Madaxweyne Deni oo tagi lahaa Bosaaso...

Kiiska Xoghayaha SJS oo ka furmay Maxkamadda Gobolka Banaadir
Post

Kiiska Xoghayaha SJS oo ka furmay Maxkamadda Gobolka Banaadir

Muqdisho (Raxanreeb ) Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa bilowday maanta dhegeysiga kiiska Xoghayaha Guud Ururka Suxufiiyiinta SJS Abdalle Ahmed Mumin oo markii ugu horreysay 11 October 2022 lagu xiray magaalada Muqdisho xilli uu safar u ahaa dalka dibadiisa. Maxkamadda ayaa dhageysanaysa maanta eedda Wariyahan oo ay kamid tahay inuu jabiyay awaamiir ay dowladda Soomaaliya kasoo saartay...

Post

DEG-DEG : Boosaaso oo laga mamnuucay in lagu qabto shirarka siyaasadeed.

Raxanreeb ( Boosaaso ) Gudoomiyaha gobolka Barri ayaa xayiraad ku soo rogay Hotelada magaalada Bosaaso in lagu qaban wax shirar ah oo aan la soo ogeysiin. Xanibaadaan ayaa imaanaysa xilli lagu balansan yahay in is diiwaangalin ka dhacdo 5 bishan, iyadoo lagu qaban rabo gobolada Barri, Gardafu iyo qaybo kamid ah gobolka Karkaar. Ururada siyaasada...