Category: Warar

Home » Warar » Page 783
Aadan Barre Ducaale ” Ciidanka Kenya kama bixi doonaan Soomaaliya “
Post

Aadan Barre Ducaale ” Ciidanka Kenya kama bixi doonaan Soomaaliya “

Nairobi ( Raxanreeb ) Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidankeeda ay sii joogi doonaan gudaha Soomaaliya , inta xasilooni lagu soo dabaalayo Soomaaliya. Hadalkan waxaa sheegay Maanta oo Isniin ah Wasiirka difaaca dalka Kenya Aadan Barre Ducalle. ”Ciidamada Kenya waxay sii joogi doonaan Soomaaliya illaa nabadda laga soo celinayo”  ayuu yiri Wasiirka gaashaandhigga Kenya Aadan...

Post

Maxamed Waare oo bogaadiyay howlgallada ka dhanka Al-Shabaab

Madaxweynihii hore ee HirShabelle, Maxamed Cabdi Waare, oo bogaadiyay guulaha ay Ciidamada Dowladda iyo kuwa deegaankuba ka gaarayaan gulufka maleeshiyada Al-Shabaab looga saarayo deegaanada HirShabelle, ayaa dhanka kale sheegay inay ka shaqayn doonaan, sidii dhallinyada la marin habaabiyay ay noloshooda u badbaadin lahaayeen

Post

Dad lagu dilay Kalaab habeenkii lagu caweeyo

Nin hubaysan ayaa rasaas ku furay goob habeenkii lagu caweeyo oo ay isugu tagaan dadka isku jinsiga ah ee wax kala raadsada oo ku taal gobolka Colorado ee waddanka Mareykanka, isagoo halkaasi ku dilay shan qof halka 18 kalana ay ku dhaawacmeen.

MD Xasan Sheekh oo magacaabay  Guddoomiye ku xigeenada G. Banaadir & Xoghayaha.
Post

MD Xasan Sheekh oo magacaabay Guddoomiye ku xigeenada G. Banaadir & Xoghayaha.

Muqdisho ( Raxanreeb )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenada iyo Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir. Mudane Ciise Maxamuud Guure Guddoomiye Ku-Xigeenka Arrimaha Maamulka iyo MaaliyaddaMudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) Guddoomiye Ku-Xigeenka Arrimaha Siyaasadda iyo AmnigaMudane C/Casiis Cismaan...