‘’ Waa in dadka shacabka ah meel ay ugu soo wada-jeestaan la dagaalanka kooxda Al- Shabaab oo dhibaato ku haya umadeena
Ruusha uu duqeeyay xarumaha Tamarta ee Ukraine
Kaaliye u dhow Madaxweyne Zelensky ayaa sheegay in ku dhawaad hal milyan iyo bar qoysas ah oo ku kala nool Ukraine ay koronto la’aan yihiin, iyadoo mowjado cusub oo weerarro ah uu Ruush-ku la beegsaday kaabayaasha tamarta ee muhiimka ah
Wararkii ugu danbeeyay daadad xooggan oo ku dhuftay Qardho
Daadad xooggan ayaa xalay fiidkii ku soo rogmaday magaalada Qardho ee gobolka Karkaar, ka dib markii uu biyo keenay togga mara magaalada
Trump oo su’aalo laga weydinayo weerarkii xarunta Baarlamaanka ka dhacay
Madaxweynihii 45aad ee Mareykanka Donald Trump ayaa wax laga weydiinayaa weerarkii taageerayaashiisa ay ku galeen Aqalka Baarlamaanka Dalkaas (Capitol Hill) 6dii Janaayo 2021 sida uu sheegay Guddiga loo xilsaaray dhacdadaas oo durba dalbaday la kulankiisa
Taliban oo weerar ay qaadday ku dishay ‘xubno’ ka tirsan Daacish
Ciidamada ammaanka ee Taliban ayaa howlgal ay habeenkii xalay ka fuliyeen magaalada Kabul ku dilay lix xubnood oo ka tirsan kooxda Daacish, sida uu sheegay afhayeen u hadlay maamulka Taliban
Yuusuf Dabageed oo gaaray Maxaas
Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabelle Yuusuf Ahmed Hagar Dabageed iyo wefddi balaraan oo u hogaaminayay ayaa Gaaray Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan
Deegaanka Moqokori oo dhagax lagu dilay 2 katirsan Al-Shabaab
Moqokori, waxaa ka billowday ugaarsiga Alshabaab, dadka deegaanka ayaa dhagax ku dilay laba Dhagar qabe oo Shabaab ka katirsan kuwaas oo deegaanka lagu arkay
Ciidamada DF iyo Malleeshiyaadka Macawisley oo qabsaday deegaanka Masaajid Cali Guduud
Wararka naga soo gaarayo gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ciidamada Xoogga dalka ay gudaha u galeen deegaanka Masaajid Cali Guduud oo ka tirsan gobolkaasi
Xasan Shekh & Masu’uliyiin kale oo xarigga ka jaray dekedda Garacad
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa hadda xarigga ka jaray wajiga koowaad ee dhismaha Dekedda Garacad ee Gobolka Mudug
Cali Yare oo isla xiriiriyay toogashadii maanta lagu fuliyay ninkii dilay Wasiir Siraaji, Caydiid iyo dilkii Dhagajuun
Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir, Cali Yare Cale ayaa ka hadlay toogashadii saakay lagu fuliyay Axmed Cabdullahi Cabdi (Caydiid) oo bishii May ee 2017 dilay wasiirkii howlaha guud iyo dib u dhiska xukumaddii ra’iisul wasaare Kheyre Allah ha u naxariistee Cabaas C/llaahi Sheekh Siraaji

