Xilka Ra’iisal wasaaraha waxaa ku tartami doona wasiirkii hore ee Maaliyadda Rishi Sunak iyo guddoomiyaha Aqalka Hoose Penny Mordaunt.
Jubbaland Maxay ka tari weerarkii Hotelka Tawakal ee Kimaayo ?
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa si kulul uga hadlay weerarkii ay Al-shabaab ku so qaadeen hotel Tawakal
Wasiir Juxa ‘’ Ma jirto wax la yirahdo ku darsasho ‘’
‘’ Dadka Puntland waxaan u sheegaynayaa in aysan jirin wax la yirahdo ku darsasho mana ah wax la ogolaan karo ‘’ ayuu yiri Cabdi Faarax Siciid Juxa.
MUQDISHO : Maxkamadda CQS oo laba qof maanta dil ku fulisay.
Dilkan ayaa labadan qof ee la toogtay , fuliyay iyaga oo ka tirsan kooxda Al- Shabaab kuwaas oo ka dhacay inta badan caasimadda.
MD Xasaan ‘’ Soomaaliya saamayn baaxad leh ayaa ka soo gaartay Isbedelka Cimilada ‘’
Hadalkan ayuu sheegay Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ka sheegay khudbad uu ka jeediyey shirka deegaanka iyo isbaddalka cimmilada ee Jabuuti
Diyaarado duqeyn ka geystay Deegaanka Masaajid Cali Guduud
Illaa iyo hadda lama oga khasaaraha ka dhashay duqeynta dhacday, sidoo kale Ciidanka dowladda Federaalka ayaa ku sugan bannaanka masaajid Cali Guduud.
DEG DEG : Weerar ku bilowday qaraxyo oo ka socda Hotel Kismaayo ku yaalla
Wararka kala duwan ayaa ka soo baxaya , weerarkan oo si toos ah ah uga soconaya magaalada Kismaayo .
Maxaa ka socda – maanta deeganka Masaajid Cali Gaduud ee Sh. Dhexe.
Waa safarkii labaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku tago dalka Jabuuti tan iyo markii xilka loo doortay 15ka May ee sanadkan.
“Xijaabkeyga waxaan ku badashay qori AK-47 ah oo hadda deegta ii suran”
Wargeysyada Britain ayaa sii wada xiisaha ay u qabaan tebinta dhacdooyinka mudaaharaadyada ee Iran, wargeyska “Sunday Times” ayaa daabacay baaritaan ku saabsan baxsashada ardayad jaamacad dhiganaysay oo reer Iran ah taas oo ku biirtay dagaalyahannada gobolka Kurdistan ee Ciraaq
Maxaa ka socda – manta deeganka Masaajid Cali Gaduud ee Sh. Dhexe.
Deegaankan ayaa in muddo ah waxaa maamulayay kooxda Al- Shabaab oo ugu danbeyn shalay dagaal halkaas ka dhacay looga awood roonaaday.





