4: Saadaq Salaad Warsame Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xoghayaha Guud ee Guddiga
Yoweri Museveni: wiilkiisa oo Janaraal loo dallacsiiyay
Wiilka uu dhalay madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, Muhoozi Kainerugaba, ayaa loo dallacsiiyay Jeneraal, sida uu Talaadadii ku dhawaaqay afhayeenka ciidamada Uganda
Sawirro: goobo shidaal lagu iibiyo oo Dab ka kacay Kismaayo
Dab ka kacay goobo shidaalka lagu iibiyo Fiidnimadii xalay oo Talaado ahayd abbaarro tobankii iyo soddon daqiiqo ayuu dab ka kacay qayb kamid ah suuqa magaalada Kismaayo, dabka oo geystay khasaare hantiyeed ayaa ka kacay suuqa qaybta lagu iibiyo shidaalka, wuxuuna bur buriyay shan bakhaar oo ay ku kaydsanaayeen shidaal iyo qaybaha kala duwan ee bagaashka
Cabsi Amni oo laga sheegay Garoonka Aden Cadde ee Muqdisho.
Al- Shabaab ayaa la aaminsan yahay in mar haddii culays uu ka soo fuulay gobolada dalka..
Eed intee la -eg ayay NISA ku leedahay qaraxyadii gil-gilay Beledwayne ?
Wasiirka amniga maamulka Hirshabeelle Cabdi Daahir Guure (Karoore) ayaa sheegay in..
Guterres ”Wixii ka dhacay Beledwayne waxay ahaayeen masiibo”
Si kasta hadalka Qaramada Midoobay ayaa imaanaya , iyadoo magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ay ka dhaceen seddax qarax oo
Al-Shabaab iyo Liyuu Police oo ku dagaallamay Bakool
Dagaal xooggan oo u dhaxeeya, Ciidamada Gaarka ah, ee liyuu police iyo Malleeshiyadka Alshabaab ayaa waxaa uu ka socdaa degaanno hoos yimaada rabdhuure iyo buurdhuxunle ee Gobolka Bakool
WARBIXIN : Sida Sh. Dhexe ay uga socdaan Gulufka ka dhanka ah Al- Shabaab ?
Gobolka Shabeellaha Dhaxe gaar ahaan degmada Aadan Yabaal ayaa la rumeesan yahay in Al Shabaab ..
Maydad laga soo saaray goobihii qaraxyadu ay ka dhaceen ee Beledwayne.
Shaqaalaha Dowladda hoose ee maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in..
Soomaaliya oo laga gacansiinayo dhismaha Goleyaal deegaan.
Dhankiisa, wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa hay’adda FCA ku ammaanay shaqada ay ka qabtaan
