Goobta ay wax ka dhaceen ayaa inta badan waxa yimaada dhallinyarada TikTok-ga adeegsad
Wadaad si weyn u taageeri jiray Taalibaan oo Qarax lagu dilay
Qarax ka dhacay masaajid ku yaalla magaalada Heret ayaa lagu dilay Mujiibu- Raxmaan Ansaari oo ah wadaad si weyn u taageero ururka Taalibaan 17 qof oo kale.
Wasiir Jamaal Ma Dowladda Magacawday ama IGAD ?
Hase ahaatee Dowladda Soomaaliya ayaa taageertay magacaabida Wasiir hore
Waa kuma qareenka Soomaaliga ah ee difaacayay IEBC
Qareennada ayaa ku boorriyay maxkamadda in ay meesha ka saarto dacwadaha
DFS talaabada ay qaaday ka dib dilkii Abuukaate Warsame
AUN Abuukaate Maxamed Warsame Waxaa uu wax ku soo bartay dalka Yeman oo .....
Waddooyin u xirmay dil ka dhacay Beledwayne oo dib u furmay
Goobjoogayaal ayaa RBC u sheegay in darawalka la dilay oo lagu magacaabi jiray Faarax Shiiraar u
Al-Shabaab oo weeraro ka geysanaya Galgaduud iyo Hiiraan
Dagaalyahannada Kooxda Al-Shabaab ayaa xoojiyey weerarada gaadmada ah ee ay ka fulinayaan qaybo ka mid ah dalka, gaar ahaan deegaannada hoostaga maamullada HirShabelle iyo Galmudug, kadib markii ay kordheen howlgallada ay wadaan ciidanka dowladda oo garab ka helaya maleeshiyaad deegaanka ah.
Hubanti la’aanta amniga & la xisaabtan la’aanta saraakiisha
Wasaaradaha amniga iyo Gaashaandhiga xog bay ka bixiyeen amniga '' intaan ma uusan u dhaafin Afhayeenka Xukuumadda Farxaan Jimcaalle
TOP Secret : Xafiiska Madaxweynaha Puntland
Madaxweyne Deni Sad-bursiga uu jifidiisa hoose u sameeyey muddadii uu xilka hayey?
Dagaal ka dhacay Laascanood & Inta uu la eg yahay khasaaraha
Dadka waxyeeladu ay soo gaartay ayaa la dhigay isbitaalka - magaalada Laascanood









