Category: Wax ka Dheh

Home » Wax ka Dheh » Page 3
MUQDISHO : Dilal dhawr ah oo ka dhacay saacadihii la soo dhaafay.
Post

MUQDISHO : Dilal dhawr ah oo ka dhacay saacadihii la soo dhaafay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay saacadihii la soo dhaafay dilal kala duwan oo loo gaystay dad shacab ah kuwaas oo ka kala dhacay degmooyinka Muqdisho. Dilalkan ayaa la sheegay in intooda badan ay gaysteen kooxda Al- Shabaab oo dagaal kula jirta Dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxaa muuqanaysa in kooxda Al- Shabaab ay kordhisay...

Xasan Sheekh oo isku dhabarjabinaya meel marinta Dastuurka.
Post

Xasan Sheekh oo isku dhabarjabinaya meel marinta Dastuurka.

Baraawe (Raxanreeb)-  Xafiiska Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa Olole  ugu jira sidii loo kala jabin lahaa in ka badan 70 xildhibaan kuwaas oo diidan xiligan wax ka bedelka lagu samaynayo Dastuurka KMG ah ee dalka. Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  saacadihii la soo dhaafay qaabilo xildhibaano dhawr ah kuwaas oo uu kala hadlayay arrimo ku saabsan sidii...

FIQI oo jeediyay hadalo qabyaaladaysan , Wuxuu duray Farmaajo & Shariif.
Post

FIQI oo jeediyay hadalo qabyaaladaysan , Wuxuu duray Farmaajo & Shariif.

Garoowe (Raxanreeb ) –Wasiirka  arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in madaxwaynihii dowladii KMG Shariif  Sheekh Axmed uu tago magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Wasiir  Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in shirka Garoowe ee Madaxwaynayaasha hore ee dalka Shariif iyo Farmaajo marnaba hortaagi karin  in wax laga bedelo...

MW Xasan Sheekh oo ka soo muuqday ‘shaashadaha isaga oo ‘’dhaawac ah’’.
Post

MW Xasan Sheekh oo ka soo muuqday ‘shaashadaha isaga oo ‘’dhaawac ah’’.

Muqdisho (KAAB )- Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Sabti ah ka soo muuqday shaashadaha isaga oo dhawac ah. Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galayay  munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday dhigata Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho. Waxa la arkayay Madaxwayne Xasan Sheekh oo u duuban tahay gacantiisa bidixda ah...

Boolisku  muxuu ka yiri amniga caasimadda & Ramadaanka ?.
Post

Boolisku  muxuu ka yiri amniga caasimadda & Ramadaanka ?.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Taliska booliska Soomaaliya ayaa sheegay in ay qaadi doonaan talaabooyin ay ku sugi doonaan amniga caasimada inta lagu  jiro bisha Barakaysan ee Ramadan. Waxa uu Taliska uu sheegay in  ciidanka Dowladda ay laba – laabi doonaan howlgalada ay ku doonayaan ay ku sugaan ammaanka caasimada si buu  yiri dadka ay ugu...

‘’MW Xasan xusuuso  xanuunka ay leedahay banaanbaxyaal la rasaaseeyo‘’.
Post

‘’MW Xasan xusuuso  xanuunka ay leedahay banaanbaxyaal la rasaaseeyo‘’.

Muqdisho ( Raxanreeb ) – Magaalada Muqdisho waxaa ku soo badanaya dhacdooyinka lagu kala eryinayo dadka doonaya in ay cabiraan aragtidooda kuwaas oo isugu soo baxa waddooyinka caasimadda. Dil ka dhashay dibadbax ciidanka ay  diidanayeen ayaa shalay ka dhacay magaalada Muqdisho kaas oo loo gaystay wiil dhallinyara ah oo ku sugnaa isgoyska Siinaay ee magaalada...