Muqdisho ( Raxabreeb ) Dowladda Federaalka Somaaliya ee uu hoggaaminayo Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamud ayaa waxa soo bixisa in ay raadinayso muddo kororsi.
Guddi gaarka ah oo ka kooban Labada Aqal ee baarlamaanka 11-aad ee loo xilsaaray meelmarinta mudo kororsiga baarlamaanka 11-aad iyo Madaxweynaha DFS ayaa kuwaas oo isku raaceen.
1- In baarlamaanka 7 maalin gudahood fadhi wadajir ah ay ku horgeeyaan in mudo xileedka Dawladda laga dhigo 5 sano oo ka bilaabanaysa May-2022.
2- In Warbaahinta lahadalkeeda iyo doodaha ka dhasha kajawaabidooda loo daayo Raysalwasaare kuxigeenkii hore Mahdi Max’ed Guuleed, oo isagu difaacaha noqon doona.
Siyaasiga Abdiraxamaan Cabdishakuur kana mida h xildhibaanada Golaha shacabka ayaa ku tilmamaay hadalka guddiga ka soo baxay mid la doonayo in lagu kala dhantaalo Dowladnimadab.
Ma ahayn ayuu yiri waxa la sugayau in Dowladda oo aan hal sano jirsan loo ordo muddo kororsi , isagoo tusaale u soo qaaday Dowladdii Farmaajo iyo qalaalasihii ka dhashay.
Hoos ka Akhriso.
Leave a Reply