Hay’adda u doodda xuquuqul insaanka ee Amnest International ayaa ku tilmaantay xarigga Xoghayaha SJS..
Day: October 15, 2022
Home » Archives for October 15, 2022 » Page 2
Post
October 15, 2022October 15, 2022Warar
Al- Shabaab oo laga saaray deegaan muhiim ah Sh. Dhexe.
Saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ciidanka si nabad ah ay kula wareegeen deegaankaas , ka horna ay baneeyeen kooxda Al Shabaab.
Post
October 15, 2022October 15, 2022Warar
Ergo ka mid ah kuwii doortay xildhibaanada Galmudug oo la toogtay.
Maamulka Degmada oo RBC uu la xiriiray ayaa ka gaabsaday in wax faahfaahin ah uuka bixiyo sida dilka uu u dhacay iyo waxa ay yihiin dhallinyarada ay soo qabteen.
Post
October 15, 2022October 15, 2022Warar
Dowladda Soomaaliya oo digniin adag u jeedisay ganacsatada.
Si – gaar ah ayuu u sheegay in ganacsatada Maraakiibta ugu soo xirata Dekada in ay yihiin kuwa la shaqeeya kooxda
Post
October 15, 2022October 15, 2022Warar
Ciidamada Korneel Boonow oo qabsaday deegaanka Xawaadley
Wararka laga helayo Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay la wareegeen degaanka Xawaadley ee hoos taga degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe