Day: October 23, 2023

SAWIRKA: Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.
Post

Soomaalida ISLII & Hay’adaha amniga Kenya oo ka  hadlay khatar soo wajahan

Nairobi (Raxanreeb ) Magaalada  Nairobi ee dalka  Kenya  waxaa ka dhacay shir laba geesood ah oo ay wada yeesheen laamaha amniga ee dalkaas iyo hoggaamiyaasha Soomaalida ganacsiga ku leh xaafadda Islii. Shirkan ayaa  yimid ka dib markii ay soo baxeen suurtagalnimada in Islii ay ka dhici karaan falal argagaxiso , ka dib dagaalka dagaalka  Isreal...

Askari katirsan ciidanka KG oo xukun dil ah lagu fuliyay maanta
Post

Askari katirsan ciidanka KG oo xukun dil ah lagu fuliyay maanta

Beydhabo (Raxanreeb) – Askar la sheegay iney ka tirsan yihiin ciidanka xoogga dalka iyo kuwa maamulka K/Galbeed ayaa saaka lagu toogtay magaalada Baydhabo ka dib markii dhowaan maxkamada ciidamada qalabka sida ay xukun dil ah ku riday. Sidoo kale, Ragga la toogtay oo ka kooban labo askari ayaa lagu helay iney dilal kala duwan u geysteen...

Ciidanka Dowladda & Kooxda   AS   oo ku dagaalamay Muqdisho
Post

Ciidanka Dowladda & Kooxda   AS   oo ku dagaalamay Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya  iyo xubno  ka mid ah kooxda Al- Shabaab. Dagaalkan   ayaa  ka dhacay deegaanka ,  Jasiira duleedka magaalada Muqdisho, kaas oo muddo socday  sida ay sheegayaan dadka deegaanka. Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ay Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada dowladda ku leeyihiin halkaasi, waxaana...