Dhuusmareeb (Raxanreeb ) laba qof oo shacab ah, kana mid ah ganacsatada magaalada ayaa lagu dilay rasaas ay dableey aan wali la aqoonsan ku huwiyeen bartamaha suuqa weyn ee Dhuusamareb. Shiikh Xasan Diirshe cadde iyo Saciid Tahliil Maxamed ayaa la sheegay in lagu dilay bartamaha magaalada Dhuusamareeb ka dib markii ay rasaas ku fureen rag...
Day: October 31, 2023
U.S. Ambassador held discussion with Ethiopian Defense Chief of Staff, Berhanu Jula
The United States’ Embassy in Addis Ababa announced on Monday that Ervin Massinga, United States Ambassador to Ethiopia, met with Ethiopian Defense Force Chief of Staff, Field Marshal Berhanu Jula in the Ethiopian capital, Addis Ababa. The discussion covered partnerships between the two countries, the internal security crisis in Ethiopia, and the importance of the...
Mogadishu’s blacksmiths worried by cheap imports of metal goods
Ali Warsame Elmi, 31, a blacksmith in Mogadishu has been struggling to keep his business going since the market was flooded by cheap imported products since May. He’s now struggling to pay the $35 rent for the two room iron-sheet house in Karan district where he and his wife and three children live. “Some of...
Widespread abuse in Amhara fighting – Ethiopia watchdog
Ethiopia’s state-appointed rights watchdog says the county’s volatile north-western Amhara region, where local militias continue to fight government troops, has seen widespread incidents of extrajudicial killings and sexual violence. In a report released on Monday, the Ethiopian Human Rights Commission (EHRC) said since August – when violence broke out in the region – many civilians...
Israel Gaza: US rejects global calls for ceasefire
he US has rejected global calls for a ceasefire between Israel and the Palestinian group Hamas, arguing it is not the “right answer right now”. National Security spokesperson John Kirby made the comments on Monday, suggesting instead “pauses” to allow aid to be delivered inside Gaza. Currently, supplies of food, water, fuel and medicines for...
Q.M oo sheegtay tirada dadka kudhintay kuna barakacay roobka
Muqdisho (Raxanreeb) – Ugu yaraan afar qof ayaa ku geeriyooday in ka badan 278,000 oo kalena way saameeyeen roobab mahiigaan ah iyo fatahaado ay sameeyeen webiyada tan iyo markii ay bilowdeen roobabka xilliga Deyrta, sida uu sheegay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xiriirinta Arrimaha Bini’aadantinimada (OCHA). Sidoo kale, Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa warbixinteedii ugu dambeysay ee fatahaadda...
Danjire Axmed Ciise ‘’DENI Colaad buu ka hurinayaa Puntland”
Garoowe (Raxanreeb ) Deegaano ka mid ah maamul goboleedka Puntland waxaa ka jira is qab qabsiga ku saabsan mudada Guddiga doorashada Puntland uu sheegay in la qabanayo doorashada taa soo siyaasiin badan ay u arkaan muddo kordhin loo sameeyay Saciid Cabdulaahi Deni. Siyaasi Axmed Ciise Cawad oo wareysi kooban bixiyay ayaa dastuur-jebin iyo sharci-darro ku...
Najib Mikati said that his country will not participate in the war with Israel
Interim Prime Minister of Lubnan Najib Mikati Confirmed that they are not ready to enter the War between Isra’il and phalastin. Also Najib Mikati he explained in a statement he gave agency news France that his country is in a Political situation. Other side, he shows his concern against security issues in Lubnan, but east...
R/W Najib Mikati oo sheegay in dalkiisa ka qeyb galeynin dagaalka Isra’iil
Lubnaan (Raxanreeb) – R/Wasaaraha KMG ah ee Lubnaan Najib Mikati ayaa xaqiijiyay inuu ka shaqeynayo iney ka fogaato Lubnaan inay gasho dagaalka ka dhex socda ciidamada Yuhuuda iyo kuwa Falastiiniyiinta. Sidoo kale, Mikati ayaa ku sharxay bayaan uu siiyay wakaaladda wararka ee France-Presse in wadankiisu ay ku furan yihiin ku mowjado duufaanno siyaasadeed ah. Dhanka kale,Waxa...
Xamas oo weeraro culus ku ekeysay ciidamada Israel ee duullaanka ku ah Gaza
Xamas ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay gantaallada lidka taankiyada ku weerareen ciidamada duulaanka ah ee Israel, xilli ra’iisul wasaaraha Yahuudda Benjamin Netanyahu uu ku gacan sayray baaqyo ku aadan in la hakiyo dagaalka Marinka Gaza.