Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa wareegto uu soo saaray xilka qaadis ku sameeyay wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada maamulkaasi, Cabdirisaaq Maxamed Maxamud.
Day: October 17, 2023
Xamsa Barre oo la kulmay ganacsatada Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta ganacsatada Soomaaliyeed la yeeshay kulan ku aaddan doorka ay ku leeyihiin jiheynta dowladnimada casriga ah ee Soomaaliya.
Kuuriyada Waqooyi oo ka hadashay hubka la sheegay inay siisay Xamaas
Kuuriyada Waqooyi ayaa ka hadashay hubka lagu eedeeyay inay siisay kooxda Xamaas ee weerarka ku qaaday Israel.
Iran oo u digtay Israel iyo tilaabo ay qaadi karto saacadaha soo socda
Iran ayaa ka digtay suurtagalnimada “tallaabo hor dhac ah” oo ay qaado saacadaha soo socda", iyadoo Israa'iil ay isu diyaarinayso weerar dhanka dhulka ah oo ay ku qaado Marinka Qasa.
Biden oo berri booqanaya dhulka ay Israel haysato
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Arbacada booqan doona Israel, sida uu ku warramay xoghayaha arrimaha dibedda Antony Blinken, oo kulamo is-daba joogo ah la yeeshay ra’iisul wasaaraha Israel.
Wasiir ka tirsanaa xukuumadda Cali Ciid oo shaqada laga cayriyay
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa shaqada ka joojiyay wasiir ka tirsanaa xukuumadda Cali Cali Wasiirka shaqada laga joojiyay ayaa ahaa wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada maamulkaasi, Cabdirisaaq Maxamed Maxamud ,lamana oga sababta taas keentay. Xukuumada Cali Ciid wax war ah ma aysan ka soo...
AUN Agaasiihii Somali Cable TV oo qarax ismaadaamin ah lagu dilay
Muqdisho (Raxanreeb ) AUN waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay Cabdifataax Qays oo ahaa Agaasimihii Somali Cable ee fadhigiisu yahay Muqdisho . Sida ay xaqiijiyeen ehelkiisa iyo saaxibadiis wuxuu ku sugnaa maqaayadda uu qaraxa ka dhacay gudaheeda. Waxaa sidoo kale qaraxaas ku dhintay dhowr qof, iyadoo ay ku dhaawacmeen dad kale oo lagu qaaday gaadiidka Ambalaasta,...